Welcome Guest Login or Signup BOOKMARK US | HELP

   abaahureera               
 
hubaal weye caashaquye horukac iyo horumar mayeeshto hadaan laheyn kan kale

mem_normal OFFLINE
male
21 years old
örebro
Sweden

[ 3 ]

JOB: High School
SMOKE: No
ETHNICITY: Somali
DATING STATUS: Single
BODY TYPE: Body builder
CHILDREN: None
MEMBER SINCE: 08/11/2007
STAR SIGN: Virgo
LAST LOGIN: 02/07/2008 12:19:26
MY RATING: 0.00

haddii aan kahadlo astaanta gaarka ii ah marna mawanaagsana in qof uu is amaano ilaa laga amaano laakin waxaan oranlahaa oo kaliya inaan ahay ruux jecel in bulshada uu laqeybsado wax waliba oo wanaag kudhisan waxaana rajeynayaa in aad igabogan doonto ana aan kaa bógan doono mar haddii aan isbarano ee fadlan kusoo dhawow gacmo furan (marxaba bikum yaa ikhwaanii fillaah)

nolosha dhabta ah waatan wax jecel jaceylka dhabta ahna waakan lagadareemo ´laabta

waxaad ogataa in adduunyadu aay tahay hal irmaanoo qofba maalintiisa aay u aroortagto

waxaan aad aan ujeclahay inaan barto diintryda taasoo xilweyn igasaaran waxaana kuladardaarmayaa ruuxwaliba oo muslim ah islamarkaasna leh garaad inuu barto siina gudbiya diintiisa taasoo kasaaran waajib weyne

inta lawada ogyahay qur aankeena waakan ugu dambeyay ee lasoo dajiyay laguna soo dajiyay nabigeena muxamad ibnu cabdullaahi ibnu cabdu mudhalib ibnu haashim sida kucad kitaabkeena waxaa weyaan in aan barano islamarkaana aan kudhaqano

abaahureera has 19 friend(s)


There are no blogs submitted!


There are no images submitted!

inaba madhageysto muusik waayo muusiga waxaa uu kamidyahay astaanta sheydaanka uu kuduufsado ibnu aadamka

intabadan majecli inaan daawado aflaanta reer galbeedka waxaan aan aad uxiiseya aflaanta muzalzalka ah ee carabiga ah kaasoo intabadan ka hadla taariiqda islaamka


VIEWING 1 - 3 OUT OF 3 COMMENTS



1/1/2007 12:00:00


Copyright © 2002-2007 SomaliLife.com