OFFLINE
|
|
|
Male
23 years old
Konya
Turkey
[ 57 ] |
| MY DETAILS |
| LAST LOGIN: |
08/02/2008 03:37:37 |
|
|
|
| ABOUT ME |
waxaan ahay Qof aad u dabeecad macaan balse neceb
beenta iyo qofkeedaba.
Waxaa aad u jeclahay qofka ku dhaqma runta sida uu
eebe u yidhi.
|
| TURN ON'S |
Dadka naxariista badan waan ogolahay
Dadka Somaliland waan ogolahay
Hablaha Diinta Islaamka Yaqaan kuna dhaqma waan
ogolahay, Dadka Afka Hooyo Qora Aqriyana waan
ogolahay
|
| TURN OFF'S |
Aflagaadada ma ogoli
Qofkii aan Cilmi ii kordhinayn ma ogoli
Hablaha Beenta badan ma ogoli
|
| HOBBIES |
Waxaan jeclahay aqriska Buugaagta ka hadlaya
Suugaanta gaar ahaa kuwa Xadraawi iyo Maxamed
Xaashi Dhamac Gaarriye.
|
| BOOKS |
Halka haleel, Diiwaanka Cabdilaahi Suldaan
Timacade Ayaan Daran
|
| MY TOP FRIENDS |
abdibile has 17 friend(s)
|
VIEWING 1 - 5 OUT OF 22 COMMENTS
|
|
MY GALLERY
|
|
There are no images submitted!
|
|
|
MY BLOGS
|
|
There are no blogs submitted!
|
|