Welcome Guest Login or Signup BOOKMARK US | HELP

MENU:    
 

CaaaC

Zumka_75
By: Zumka
Mood: In love
Date: 01/13/2008 02:54:24
Music: Xaaaaaaaaaaaaaaaax


Culimada Adduunka, Caafimaadka baartay, Cudurada la dabbargoynayo, Caashaqa ha lagu daro” ABWAANADA ZUMKA.Tukaale wuxuu bilowgii sanadihii toddobaadyameeyadii ka codsaday aqoonyahanada adduunka, gaar ahaan kuwa baara cudurada aadamiga ku dhaca in cudurka Caashaqa la yiraahdo ay u helaan dawo lagu daryeelo. Abwaan Tukaale weliba intaas wuxuu ku daray, gabi ahaanba in cudurka Caashaqa la yiraahdo lagu daro cudurada Adduunka ee la dabbargoynayo! Haddaba Jacaylku ma dhabaa, mise waa…Dhalanteed? Ma Cudurbaa mise waa.. ? Hadduu cudur yahay dawo ma leeyahay?Waa tan qalin lagu xariiqay, garyaqaano badan ka doodeen, qoraalo badan oo kale gedisana lagu qoray. Markey wiil iyo gabar qaangaar dareen jaceyl ahi galo, wuxuu mid walba is-weydiiyaa waa maxay jacayl? Ma jiraa jaceyl? Talow ma dhabaa mise waa dhalanteed.....?......... BOGGA HORE

maah maahyo

sawiro muhiin ah

taariikhda bay iyobakool

wararka caalamka< /A>

doorashadii k/galbed ee somaliya

Guest Book Page

madaxweynayashi somaaliya

baydhabo janaay

Photo3 Page

Photo2 Page

qab qab layaashii soomaliya

taarikh ciraaq 1

ila soo xariir

taariikh ciraaq 2

taariikh ciraaq 3

jaceyl

suugaanta

 

((waa sawiro xasuus ah walaalayaal daawasho wacanmeelkastoo aad joog taanba ))

((cali iyo cabdacasiis))

((abuukar sheekh c/laahi))

((faadimo sheekh xasan))

((fartuun maxamed idiris))

((siciid sheekh c/laahi))

((maxamed qalinle iyo abuukar darba))

((kaltuumo xaaj inuur))

((xuseen shariif xasan))

((xaawoo sheekh xasan))

(maxamed samakari)

((xuseen khaliif))

((maxamuud cali))

((cabdaxamiid cali))

((cabdulaahi bashiir saalax))

((fartuun maxamed idiris))

((fartuun maxamed idiris))

((abuukar sheekh cabdulaahi))

((abuukar sheekh c/laahi))

(abuukar sheekh))

abukar iyo fartun

((abuukar sheekh)

((fardowso))

((muxudiin))

(abuukar darba))

Image

Image

Image

 (ILOVE YOU)

WARAAADA MY FMLY MAAHA YAAAH WAA DADKI MAAH MAAHDAAN QAADE











1/1/2007 12:00:00





Copyright © 2002-2007 SomaliLife.com