Welcome Guest Login or Signup BOOKMARK US | HELP

MENU:    
 

eray abuure abwaan

khase_75
By: khase
Mood: Full of life
Date: 03/20/2008 10:29:20
Music: somalian music


hadii aad tahay fanaan fanaanad dadka cadiga ah una bahan heeso in loo khoro ama loo soo sameeyo waxaad la soo xiriiri kartaan abwaanka magaciisu hoos ku khoranyahay

waxaana lagaaga bahanyahay in aad xogaa khisooto ama ka hadasho heesta aad rabto in laguu sameeyo meesha eey ku jeedo ama dhanka aad ula danleedahay hadaan taas waxayar jilciyo waxaan ula jeedaa hadii aad rabto hees jaceeyl ah oo aad ugu talagasho khof aad jaceshahay rag iyo dumar ama waridkaaga waxwalba oo aad jaceshahay waxaan diyaar kuu la ahay  in aan hees ku khancisa aan kuu sameeyo anigoo maskaxdaas kula diyaar ah cilmigaasna soo bartay marka waxaad igala soo xiriiri kartaan ciwaanaadkaan hoos ku khoran

magaca waa abwaan erayo abuure

maxamed axmed sh. jaamac

e mailka  waa

jeeestowho@hotmail.com

tel ka waa 07950464327











1/1/2007 12:00:00





Copyright © 2002-2007 SomaliLife.com