Welcome Guest Login BOOKMARK US | HELP

MENU:    
 

HABLAHA SOMALIYEED

Keeyse1_75
By: Keeyse1
Mood: In love
Date: 04/30/2008 15:38:45
Music: None


HABLAHA SOMALIDU IYAGA OO KU DOONAAYA HADII AAD WAYDIISO MIYAAD IGA HESHAY WAXAAY KUUGU JAWABAYAAN MAYA...

WHY?

WAAN U FIIRSADAY WAX BADAN OO XATAA WALAHI QAAR WIILAL AMA HABLO KALE ISOO DIRSADAY OO YIDHI INANKAAS NOOLA SO HADLA  BAAN  ANIGA OO EGAAYA IN AAY HABLAHA SOMALIDU KA WADA SIMAN YAHIIN HAWADAN AAY IS GAYNAYAAN IYO BEENTAN AAY NIYADOODA KA SHEGAYAAN KU IDHI MIYAAD IGA HESHAY OO AAY KU JAWABEEN MAYA WALAHI WELIGAY KAMAAN HELIN,

MARKAAS WAXAAN IDIN WAYDIIYEY MAXAAN HABLAHA SOMALIDA AH  U DIIDAY IN AAY NIYADOODA IYO WAXA AAY DAREMAYAAN  RUN KA SHEGAAN ?

AM IN CAJIIB EE WHAT S WRONG WITH THEM?

its Mr-Canabodhe







VIEWING 1 - 3 OUT OF 3 COMMENTS



1/1/2007 12:00:00





Copyright © 2002-2007 SomaliLife.com