Welcome Guest Login BOOKMARK US | HELP

MENU:    
 

sheeko kudhamanayso jana ama naar

sumayasomalia_75
By: sumayasomalia
Mood: General
Date: 07/08/2008 13:48:21
Music: none


< BLOCKQUOTE>

Waa Sheeko ku dhamanaysu Janno Ama Naar ( Walciyaadubillaah)!!! Yowma laa Yanfacu Maalun walaa Banuun Ilaa Man atallaahu bi Qalbin Saliim.....!

 

Inaalilaah wa inaa ilahay raajacuun WALAALada muslinkoow warqadaad gaadhsiiya walaalkaa ama walaashaa muslimada ah khayr ayaa kuugu jira ama xasanaad   akhii ha ka xishoon   ama ha ka cabsoon ha is odhan  qofka aad u dirtaa wuu kuu xanaaqi ama wuu ku dhibsan  laakiin walaahi maalin lagu waydiinayo ayaa jirta ilahay ha inoo sahlo akhii ama ukhtuu tawbada ilahay ha ina waafajiyo      subxanalaah , wastaqfurulaah walaahu akbar. al xamdulilaah          & nbsp;         ilahay ha inaga dhigo kuwii ku anfaca aamiin aamiin .ExternalClass .EC_hmmessage P {padding:0px;} .ExternalClass EC_body.hmmessage {font-size:10pt;font-family:Tahoma;}


مشهدُ عظيم ينتهي الى الجنة أو النار 

 Sheeko Kudhamaanaysa Janada ama naarta'

المطلوب : اقرا وتخيل

 Waxala rabo waa: akhriso  oo filo

 

 

صمت رهيب وهدوء

Aamusnaan. iyo Cabsi. iyo Daganaansho

 Cajiib  halkaas ma ahaعجيب ‏ليس هناك

 

 سوى موتى وقبور

Aan ka ahayn dhimasho iyo qubuuR 

  انتهى الزمان وفات الاوان

meel Wu dhamaaday Samankii wakhtigina wu gurmay 

صيحة عالية رهيبة تشق ‏الصمت

 qaylo dheer oo cabsi leh aya jexaysa amusnaanta

يدوي صوتها في الفضاء توقظ الموتى

 Qayladaas waxay soo kicinaysa Meydka dhintay

 

تبعثر القبور

 Qabriga waxa kujira wu so baxayaa

 

تنشق ‏الارض

 Dhilku wu dil dilaacayaa

 

يخرج منها البشر

 dadkaas kujira dhulka dhexdiisa wuu soo baxaya

 

حفاة عراة

dadkaas oo Qaawan oo caga cad cad

 

عليهم غبار ‏قبورهم

 

Waxa kamuuqda dadkaas

 

كلهم يسرعون يلبون

Dadkaas way dag dagayaan

 النداء فاليوم هو يوم القيامة لا كلام

Waxay ku dag dagayaana waa qayladaas loo yeerayo maantase waa  waa malin qiyaame' ma ahan maalin kale 

 

ينظر ‏الناس

 Dadku waxay fiirinayaan

حولهم في ذهول

Agtooda waxa ah ayay la yaaban yihiin 

 

هل هذه الارض التي عشنا عليها ؟؟؟

 Tani ma dhulkii aan kunoolaan jirnaybaa sidaas noqday  dilaacay?

 

الجبال ‏دكت

 Buuruhu way bur buri

الانهار جفت

Wabiyada way qalalayaan 

البحار اشتعلت الارض غير الارض

baduhu way isku furmayaan oo qarxayaan 

السماء غير السماء

 Samaduna samadii aan naqaanay ma ahan

لا ‏مفر من تلبية النداء

 Meel looga cararo maleh dhibkan iyo qayladan

 

وقعت الواقعة !!!!

 

 Waxaa dhacday tii dhacaysay

‏الكل يصمت الكل مشغول بنفسه ‏لا يفكر الا في مصيبته

 Kuli dadku way amusayaan Mashquul bu qof kasta naftiisa ku yahay wuxuu ka fakiraya musiibada haysata malintaaas

الان اكتمل العدد من الانس والجن والشياطين ‏والوحوش

 Waxaa soo dhameestirmaya Tirada insaanka waxa alle aburay iyo tirada jiniga iyo shayaadiinta iyo wixii xayawaan oodhan meel bay isugu iman

الكل واقفون في ارض واحدة

 Makhluuqaaas oodhan waxay istagayaan hal dhul oo kaliya

 

 

فجأة .....

Kadis cajiib bal fiiri? 

 

 

 

‏تتعلق العيون ‏بالسماء انها تنشق في صوت رهيب يزيد الرعب

indhuhu waxay Egayaan Cirka Cirkuna wu soodilacaya waliba guux cabsileh iyadoo la maqlayo dadkana sii cabsi galinaya 

رعبا والفزع

 Cabsi iyo Argagax

‏فزعا

Argagax 

ينزل من السماء ‏ملائكة اشكالهم رهيبة

 

Waxaa soo dagaya malaa'igta ashkaashooda oo lagaba cabsanayo 

 

واقفون صفا واحدا في خشوع وذل

 Malaa'igtu waxay istagayaan hal saf  iyagoo ay ka muuqatto khushuuc iyo isdulayn ay alle isku dulaynayaan

 

يفزع الناس ‏يسألونهم

 Dadka way cabsanayaan markaas bay dadku dhahayaan oo ku oranayaan ma'laaigta

 

أفيكم ربنا ... ؟؟؟!!!

 ilahay ma idinku dhex jiraaa...?

 

‏ترتجف الملائكة

 

 

سبحان ‏ربنا

 Alle xumaan ka dheer

 

ليس بيننا ولكنه آت ...

 Naguma jiro ilahay balse wuu soo socdaa

 

‏العرش ينطلق منهم صوت التسبيح

Carshigiisa aya laga maqlaya codka  tasbiixda uu alle ku tasbiixinayo' 

 

‏عاليا في صمت الخلائق

 kor isagoo ah makhluuqana amusan yihiin

 

ثم ينزل الله ‏تبارك وتعالي في

waxaa soo dagaya ilahayga barakeysan sareeya  

جلاله وملكه ويضع كرسيه حيث يشاءمن ‏ارضه

sareeyntiisuna sareyso mulkigana usaxibka ah markaas bay malaa'igtu udhigaysa carshigisa mesha uu doono dhulkiisa' 

 

فمن وجد خيرا ‏فليحمد الله ومن وجد غير ذلك فلا يلومن الا نفسه

Qofkii kheyr hela malintaas ilahaygiisa ha u mahad celiyo kan aan helin kheyr naftiisa  kaliya ha u qooma meeyo 

 

الناس ابصارهم زائغة

 Dadka aragooda malintaas waa yaaban yahay

والشمس ‏تدنو من الرؤس من فوقهم لا يفصل بينهم وبينها

 Qoraxdana waxa la keenaya dadka dushiisa wax udhaxeeya maleh madaxa iyo qoraxda

 

الا ميل واحدولكنها في هذا ‏اليوم حرها مضاعف

 

hal meel oo kaliya  bas ba udhaceya laakiin malintaas kulka qoraxda wa la laba laabayaa 

انا وأنت واقفون معهم نبكي

Aniga hada kula hadlaya iyo adigaba akhristow malintaas waynu taganahay wayna oyayna Cabsi darteed 

 

دموعنا تنهمر من الفزع ‏والخوف

 ilmadeena way is badalaysa cabsi iyo argagax darteed

 

الكل ينتظر ويطول الانتظار

 dhamaan malintaas wa lasugaya wakhtiga sugitaankuna wuu dheraanaya

 

خمســـــــــــــــــــــــون ألف ‏سنة

50-kun oo sano ayaad sugaysa xisaabtaas 

 

تقف لا تدري الى أين تمضي الى الجنة او النار

 50-kaas aad tagantahay  ma dareemaysid xagee adaysa majano mase naar'

 

خمسون الف سنة ولا ‏شربة ماءولا أكل 

 50-kun oo sano biyo cabitaan iyo cunto midna majirtto

 

تلتهب الافواه والامعاء

 waxa holcaya afkafka iyo caloolaha makhluuqa'

 

الكل ينتظر

 Dhamaan waa lasugaya

البعض يطلب الرحمة ‏ولو بالذهاب الي النار من هول الموقف وطول

 makhluuqa qayb kamid ah ayaa dalbanaya naxariis' xittaa kuwa jeclaysanaya narda iyago ka cararaya istagaas dheer ee xisaabta

 

‏الانتظار لهذه الدرجة ‏نعم؟؟؟!!!

 istaagitaanka lasugayo xisaabta intaas  oodhan miyaa lasugayaa ? Haaaaaaaaa

 

‏ماذا أفعل..

Maxaan sameeyaaa ? 

 

 

‏هل من ملجأ يومئذ من كل هذا ؟؟؟

 Malintaas sidaas sheekadu tahay meel loo cararo majirttaa?

 

 

نعم ‏فهناك أصحاب الامتيازات الخاصة

Haa' Dadka darajooyinka wanaagsan  kuwaas haa 

 

السبعة الذين يظلهم الله تحت ‏عرشه

Todobada Rasuulkeena ku sheegay...Axadiistiisa....SCW' watu yiri.. todobada harsanaya ilahay carshigiisa malinta uusan har jirin 

 

منهم شاب نشأ في طاعة الله

 Waxa kamid ah wiil shaab ah dhalin yaro ah oo ku bar baaray daacadnimada alle cabudida alle.

 

ومنهم رجل قلبه معلق ‏بالمساجد

 Waxa kaloo kamid ah  Nin qalbigiisa ku xiranyahay misaajidka shanta salaadood ku tukanaya

 

ومنهم من ذكر الله خاليا ففاضت عيناه

Waxa kaloo kamid ah qof ilahay xusay siduu ilahay u xusayay  ilmo katimid ilahay dartiis u ilmeeyay  

 

هل أنت من هؤلاء ‏؟؟؟

Dadkaas kamid matahay taloow? bal is waydii is miin saan sidee diinta ku tahay ... 

 

الأمل الأخير..

Rajada ugu danbeysa 

‏ما حال بقية الناس ؟

muxuu yahay dadka soo haray xaalkooda? 

 

يجثون على ركبهم ‏خائفين ..

Ruugagooda  ayay ku istaagan yihiin iyago baqaya

 

‏أليس هذا هو أدم أبو البشر ؟

 Markaas bay arkayaan nabi aadam' waxay oranayan kaas muwuusan ahayn  Aadan oo ah abihii basharka insanka

 

أليس هذا من أسجد الله له ‏الملائكة ؟

 mawusan ahayn adan kii ay usujuudeen malaa'igta alle amarkiisa

 

‏الكل يجري اليه ....

 dhinaca Nabi adan ayay usoo ordayaan

اشفع لنا عند الله اسأله أن يصرفنا من ‏هذا الموقف ..

Waxay dhahayaan adanoow noshafeeca qaad oo na bad baadi ilahay nooga bari in uu maanta dhibkan naga qaado' 

 

‏فيقول : ان ربى قد غضب اليوم غضبا لم يغضب مثله من قبل ..

Nabi adan' Calayhi salaam wuxuu leeyahay : ilahay aniga wuu caraysan yahay manta caro ama xanaq  wax lamid ah usan xanaaqin kahor

 

‏نفسي نفسي. .

naftayda naftay aniga ayay ihaysataa  bu leeyahay nabi aday C.S 

 

‏يجرون الى موسى فيقول

 Nabi muse..C.S ayay usoo ordayaan dhinaciisa

 

‏نفسي نفسي ..

Naftayda naftayda.. bu leeyahay isaguna 

 

‏يجرون الى عيسى فيقول

 Nabi ciise C.S  bay u imanayaan...

 

‏نفسي نفسي ..

 Naftayda naftayda

 

‏وأنت معهم ‏تهتف

 walaal Adigana waad kujirta kasooqaaad..

 

نفسي نفسي .....

 naftayda naftayda

 

‏فاذا بهم يرون محمد صلى الله عليه ‏وسلم

 Waxay arkayaan Nabi mohamed SCW..

 

فيسرعون اليه

 Way usoo ordayaan xagiisa

 

فينطلق الى ربه ويستأذن عليه فيؤذن ‏له

 nabi mohamed SCW.. wu so adaya xaga rabigiis wuu uga idin qadayaa  markaas ba lo ogolaanaya

 

يقال سل تعط واشفع تشفع ..

 waxa la oran  waydii sii ushafeeca qaad

 

‏والناس كلهم يرتقبون

 dadka dhan way sugayaan

 

فاذا بنور ‏باهر انه نور عرش الرحمن

Mase waxaaba soo ifaya nuurki carshiya.. 

 

 

وأشرقت الارض بنور ربها

waxa soo ifaya dhulka nurkii rabi' darteeeed 

 

سيبدأ الحساب ..

Waxaa bilaabmaya  xisaabtii 

 

‏ينادي ..

Waxa loo yeerayaa  qof qof

 

 

‏فلان ا بن فلان

hebel hebel baa lagu oran

 وكلهم أته يوم ألقيامة فردا ..

Qof kasta kali buu alle hortiis iman malinta qiyaame 

 

‏انه اسمك أنت

Magacaaga weyan waxa lagugu yerayo 

تفزع من مكانك ..

 meshad tagantahay bad ku argagaxaysa ku naxaysa

 

‏يأتي عليك الملائكة يمسكون بك من كتفيك

Malaa'igtu Way ku iman Garbahaaga ayay qaban 

 

يمشون بك في وسط الخلائق

Waxay ku dhex socod siin khalqiga dhexdiisa 

‏الراكعة على أرجلها

khalqigaas o ku rukuucsan ruugagooda 

وكلهم ينظرون اليك

qof kastana kusoo fiirinayo 

‏صوت جهنم يزأر في أذنك ..

Qaylada naarta jahanamona dhagtaada ay maqlayso 

 

‏وأيدي الملائكة على كتفك ..

 Gacmaha malaa'igtana ay ku hayaan garabkaaga'

 

‏ويذهبون بك لتقف أمام الله للسؤال .....

Waxay ku wadaan in alle ay ku hor istaajiyaan su'aalna lagu waydiiyo 

 

‏ويبدأ مشهد جديد...

 Waxaa bilaabmaya Daawasho ama arag cusub

 

‏هذا المشهد سادعه لك أخي ولك يا ‏أختي

Aragaaas ama daawashadaas  Walaalkayga muslimka ahoow ama walaashayda muslimada aheey......Adigaan kuu daynayaa...

 

فكل واحد منا يعرف ماذا عمل في حياته

Qof kasta 'Wuu og yahay wuuna garanayaa waxa usameeyay  noloshiisa inta uu noolaa 

 

هل أطعت الله ورسوله محمد ‏صلى الله عليه وسلم؟؟؟

Ma adeecday ilahay iyo Rasuulkiisa SCW... ?

 

هل قرأت القرآن الكريم وعملت بأحكامه ؟؟

Quraanka' kariimka ah ma baratay mase ku camal fashay....? 

 

هل ‏عملت بسنة نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ؟؟؟

Sunada nabigeena jidka nabigena maku camal fashay.....? 

 

أم اتخذت لك نهجا غير ‏نهجه...وسنةغير سنته...

Mase..Waxaad qaadatay wado kale oo aan ahayn wadadii Nabi mohamed' CSW uusan qaadin.? 

 

‏وكنت من الذين أخبر عنهم حين قال

mase waxaad ka mid noqotay kuwii uushegay Rasuulku CSW.. 

 

وإنّ امّتي ‏ستفرق بعدي على ثلاث وسبعين فرقة،

 umadayda waxay uqaybsamaysaa aniga kadib 73.Sadex iyo todobaatan kooxood

 

‏فرقة منها ناجية واثنتان وسبعون في ‏النار.

 hal koox baa ka bad baadaysa 72-kale waxay galayaan naaarta

 

‏فهل سألت نفسك من أي فرقة ستكون؟؟؟

 Ma is waydiin karttaa' akhristoow  Keetahay adiga. ma is qiyaasi karttaa?

..........................................

 Hadii aad barattid diinta dabcan dariiqa saxda ah waad helaysaa laakiin hadii aadan diinta baran quraanka baran axadiista baran malinba koox baad raacaysaa halkaasaad ku hoogtay' baro inta aan lagu lumin ama koox kujiidan xariga saxda ah qabso

هل أديت الصلاة في وقتها ‏؟؟؟

Salaaada siday tahay ma ugudattaa...? 

 

هل صمت رمضان ايمانا واحتسابا ؟؟؟

 Bisha barakeysan Ee ramadaan imaan iyo khushuuc Adigo qaba masoontaa..

 

 

هل تجنبت النفاق أمام الناس ‏بحثا عن الشهرة ؟؟

 Mawaxaad ka fogaatay munaafaqnimada dadka hortooda adiga oo  raadinaya in ad soo caan baxdid'?

 

هل أديت فريضة الحج ؟؟؟

 Xajka Magudatay adigoo AWooda

 

هل أديت زكاة مالك ‏؟؟؟

 Zakada ma bixisay

 

هل كنت باراً بوالديك ؟؟

Walidiintaada bari ma u ahaan jirtay.. Waxa ay ku dhahaana ma maqli jirtay 

 

هل كنت صادقا مع نفسك ومع الناس أم كنت ‏تكذب وتكذب وتكذب ؟؟

 Naftaada iyo Dadka run ma usheegi jirtay Mase  been baad ku dal dalijirtay oo cabsiin jirtay been been

 

هل كنت حسن الخلق أم عديم الأخلاق ؟؟؟

 Ma ahayn qof akhlaaq wanagsan '? mase qof akhlaaq aan lahayn oo akhlaaqdiisu ay kadhimatay kee baad ahayd?

 

هل ..وهل ..‏وهل ؟؟

 Mawaxaad ....Maxaad.......masameynjirtay?

 

 

هناك الحساب ....

Halkaas aan soo sheegay Waxaa taala Xisaab iyo Argagax iyo Cabsi iyo mugdi iyo baqdin iyo Wax aan lasoo koobi karin .. Jano iyo naar baa ugu danbeeya labadaas baana lagu waraya... keebaad jeceshahay akhristoooooow.... qof jecel majiro naar' allaahuma inaa nacuudu bika mina naar' aloow naarta ayaan kaa magan galnay waa ducooyinkii uu ku ducaysan jiray rasuulka'SCW........ marka akhristooow Haday tahay jawaabtaadu  jano' all xamdulilaah. laakiin dariiqa janada waa layaqaan Wuxuu kaa raba in aad sida uu yahay u raacdid...Waa dariiq macaan badan Wa Dariiq marka aad qaa did oo aad raacdo ka helaysid Naxariis iyo nabad galyo' hadaba naftayda  iyo tiina walaalayaan waxaan u dar darmayaa camal wanaagsan  iyo inaan La caajisin.. insha allaah' 

 

‏أما الآن ...!!!

Hadeer maxaad sameenaysa

Talo qaado'  hadii aadan tukan ama adan soomin ama xiriirka kaala dhexeeya alle u yahay mid aan wanagsaneen isku day in aad is badashid maanta waayo bari isma badalaysid' bari  aan isisoo badlo lagaayeeli maayo Ee nafsak' naftaada u nax walaal' 

 

‏فاعمل لذلك ‏اليوم...

 Ushaqeyso malintaas aan kaaga soo sheekeeyay'

Waad dareemaysay bay ilatahay marka aan kashekaynayay malintaas sida dadku unaxsan yahay soo aragagax ma ahayn.. DAbcan haa

‏ولا تدخر جهداَ

Hakaaydsan dadaal'

Ee dadaalkaaga xooji oo xooga saar diinta barashadeeda iyo ku dhaqankeeda.... isku day in aad aduunka iloowdo mar kasta khiro xasuusnoow iyo dhimashada.. 

واعمل عملاَ يدخلك الجنه

ushaqeyso camal ku galiya janada'

Janada wax aad ku gashid sameyso  Waxay ilatahay qof kasta wuu jecelyahay janada balse camalka lagu galo sifiican looma sameeyo oo dadka qaybtood way ku adagtahay salaada ama soonka ama wax jamada lagu galo sida daqada hadalka kheyrka ah baarinimada walidka' marka camalkaaaga badi badi badi 

ويبيض وجهك أمام الله ‏يوم تلقاه ليحاسبك

 Wajigaagu ha noqdo mid nuura oo ifa oo cad ilahay hortiisa maalinta aad lakulantid waa malinta xisaabteee...

Sidee u ifayaa.. wuxuu i fayaa sida dayaxa oo kale.. qofka nuur baa wajigiisa ka baxaya.... waa qofka kheyrka badan salaada badan.. malintaas waa malin qofka wajigisa gacmihiisa lugihiisa inta meel uu waysada marin jiray ay ifayaan.... alle kuwa uu ifiyo  ha inaka dhigo amiin yaa rabi

 

وإلا فإن جهنم هي المأوى ..

 Hadii...Aan la shaqeysan ' oo aan loo shaqeysan janada' Xagee la adayaa?

 

Waxaa halkan tagan oo kusugaysa naarta Jahanama waa naarta naaraha ugu kuluul' alle ha inaka ilaaliyo naarta oodhane.. balse shaki kuma jiro qofkaan shaqeysan allena xiriir wanagsan ula iman in uu jahanamo galayo'

alle quraankiisa wuxuu ku yiri'' kuwa xun xun  waxay mutaysteen oo galayaan naar ay ku warayaan..>>>

kuwa wanaagsana waxay mutaysteen oo galayaan jano>>>

‏واعلم أن الله كما أنه ‏غفور رحيم هو أيضا شديد العقاب

 ogowna' ilahay sida uu  u'naxariis badan yahay buu u'Ciqaab daran yahay

 

فلا تأخذ صفه

 Yaysan dheel dheel ku qaadin ama ciyaar ciyaar..

aduunka iyo wax yaalaha  quruxda ah yaysan ku qaadin..

وتنسى الأخرى ....

 Yaysan ku iloowsin mida danbe

waa tee waa akhiro .. hadii aad aduun raac noqotid akhiro waad is dayseen wax kuu maqana maleh... akhiro iyo aduun akhiro horaysii markaas adunka ka camal falo.. laakiin qofka dhaha aduunkaan raba marka hore akhira way adagtahay si aad u bad baadid' waayo akhiro wax kaatagaya ma ahan' waa wax loo socdo aduunkana waa wax laga tagayo safarna waad tahay.. dadka dhan waa safar'  meesha dhabta ah guriga dhabta ah waa qiyaame

‏إن ‏كنت محباً للخير والمشاركة في الأجر والثواب مرر هذة الرسالة إلى إخوانك ومحبيك

walaal hadii aad jeceshahay Ajar iyo Xasanaat' waraaqdan walaalahaaga islaamka ah iyo kuwa aad jeceshahay' 

 

قال رسولنا الكريم صلى الله

Rasuulkeena wuxuu yiri:  

عليه وسلم : ' الدال على الخير كفاعله '

 Qofka  kheyrka ku sheega waa kan sameeya>>>

Run buu inoo shegay rasuulkeena.. naxariis iyo nabad galyo dushiisa ha ahaaattee.......

Qofaan kheyrl kula jeclayn kheyr ma sheego'

 

‏أشياء لن يسألك الله عنها

 Wax yaalo ilahay ku waydiinayo

Maxaa kadim ah waxaas uu alle iwaydiinayo??

 

لن يسألك ما نوع السيارة التي تقودها ....

ilaahay kuma waydiinayo  Gaari noocee kuwadatay aduunka? 

 

‏بل سيسألك كم شخصا نقلت بسيارتك ولم تكن لديه وسيلة مواصلات

Balse wuxuu kuwaydiinaya  adigo garigaaga wata imisa qof oo wadada taagan oo aan haysan baabuuraac ayaad asaxaan ufashay oo soo qaday geeysay mesha ay rabaan?? 

 

لن ‏يسألك كم مساحة بيتك

ilaahay kuma waydiinayo gurigaaga waa imisa mitir waa imisa qol kuma waydiinayo

 

 ..... بل سيسألك كم شخصا استضفت فيه

Laakiin ilahay wuxuu kuwaydiinayaa imisa qof ayaad marti qaaday oo soo dhawaysay 

 

لن

 

يسألك كم كان ‏راتبك

ilaahay kuma waydiinayo imisuu ahaa mushaharkaaga bisha aad qaadatid...

 ... بل سيسألك كيف أنفقته ومن اين اكتسبته

 Laakiin ilaahay  wuxuu ku waydiinayaa Lacagtaas xagee ka keensatay xageese ku bixisay'

 

qofka mu minka ah waala waydiinaya qiyaamaha xoolaha uu shaqeystto 

Rasuulkeena SCW.... wuxuu yiri  qofna katagi maayo ilahay hortiis ilaa 4- la waydiiyo waxaa kamid ahayd.... xoolaha xagee ka keen satay ... xagee ku bixisay'..>>>>>>>>

 

Ninkii ..Qaad ku cuni jiray ama Khamro.. ama xumaan la aadi jiray ama kutuman jiray..... oo meel xaraan ah ku bixin jiray Cadaab xun baa sugaya malintaas subxaanalaah'

 

لن يسألك ما هو مسماك ‏الوظيفي ... بل سيسألك كيف أديت عملك بقدر ما

 ilahay kuma waydiinayo shaqadaada noocee bay ahayd iyo maxaad qaban jirtay midna kuma waydiinayo 

 Balse wuxuu kuwaydiinaya ilahay  shaqadaada si daacad ah ma ugudatay

 

لن يسألك كم لك صديقاً ‏بل سيسألك كم اخاً لك في الله.

 ilahay kuma waydiinayo imisa Saaxiib ayad lahayd.......

Laakiin alle wuxuu ku waydiinaya imisa walaal 'ilahay dartiis ayaad leedahay..

Walaaltinimada ilahay dartiiis waa qaaali waana mid waarta oo aan go'in

 

لن يسألك عن الحي الذي عشت فيه ..... بل سيسألك ‏أي نوع من الجيران كنت

 ilahay kuma waydiinayo Xafadee iyo magaladee iyo wadankee kunoolayd ..

Laakiin ilahay wuxuu kuwaydiinaya Daris midkee ahayd ma daris fiican baad ahayd oo dadka dariskaaga ah way kaa nabad gali jireeeen..

 

لن يسألك عن لون

 بشرتك

 ilaahay kuma waydiinayo midabkaaga iyo jirkaaga iyo quruxdada

بل سيسألك عن مكنونات ‏نفسك ونظرتك للآخرين

 balse sida xubnahaaga la isugu keenay nafta lagu gashay baa lagu waydiinaya

 

لن يسألك الله كم قرأت هده الرسالة

ilaahay kuma waydiinayo imisa jeeer ayaad waraaqdan akhrisatay

 

 

 سيسألك الله عن عدد الأشخاص الذين أرسلت لهم هذه ‏الرسالة  ...

Laakiin ilahay wuxuu ku waydiinaya  imisa qof baad udirtay kheyrka warqadan ku qoran 

 

‏إن كنت قد خجلت من إرسالها لأصدقائك

Hadii aad ka xishootid in aad waraaqdan asxaabtaada udirtid walaal 

 

ولهذا ‏فلن أخجل اليوم والأبدمن ارسالها...اليكم....أحبتي...

 Hadaba anigu Maanta iyo waligay kaxishoon maayo in aan udiro qof kasta oo aan la jecelahay kheyrka'

 

‏جمعنا الله في

الفردوس ‏الأعلى وجعلنا أخوة متحابين في ظله

يوم لا ظل الا ظله.... 

ilahay ha inaku wada kulmiyo janadiisa ugusareeesa jatul-firdows.... ha inaka dhigo ilahay kuwa jecel harkiisa. malin aysan jirin harmoyaane harka carshigiisa

 

 

‏سبحانك ‏اللهم وبحمدك أشهد أن لا إله إلا أنت أستغفرك وأتوب أليك  بسم الله الرحمن الرحيم

 

والعصر ، إن الإنسان لفي خسر . إلا الذين آمنوا ، وعملوا الصالحات ، وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر

صدق الله العظيم

 

 

 intaaas ayaan kusoo koobayaa' insha allaah Waxaan mar kasta udar daarmayaa Naftayda iyo walaalahayga islaamka ah Cabsida alle' iyo Camalka kheyrka ah.. ilahayna kuwa camal wanagsan hela Maalinta qiyaame allaha naga dhigo

 

iLLaahay janadiisa hana waafajiyo'

 

Amiin amiin amiiin....

 

Wixii aan khalday waa naftayda iyo shaydaan' wixii sax ahna wa mahad alle iyo cilmigiisa uu baray adoomadiisa (( araxmaan calamal all-qur'aan.khalaqa all'insaan. Calamahu all-bayaan))

 

al-raxmaan.... alleha naxariista guud naxariista ayaan ku bilabay

calama'all qur'aan... baray adomadiisa qur'aanka...

khalaqa all insaan....... bini adanka abuuray'

Calama'hu  allbayaan...... wuxuu hadana baran bini adanka albayaan waa waxa cad oo aan ka qarsooneen...

all xamdulilaaah... allaha na baray wax anan aqoon

...............

 

Qofkii Waraaqdan hella waxaan udaar daarmayaa.. udir qof kasta oo aad taqaanid... ha akhristo.... adigana ajarkaaga alle ayaa kaa abaal marin doona.. maalin aan maanta ahayne....

 

WabiLLaaaahi'  Tow Fiiq'

ilahay baa tofqiida waafajinteeda iska leh.Wassalaamu Calaykum wrwbrt.











1/1/2007 12:00:00





Copyright © 2002-2007 SomaliLife.com