|
#
بِسْمِ اللّهِ الرَّحْمـَنِ الرَّحِيمِ
#
الْحَمْدُ للّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ
#
الرَّحْمـنِ الرَّحِيمِ
#
مَـالِكِ يَوْمِ الدِّينِ
#
إِيَّاكَ نَعْبُدُ وإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ
#
اهدِنَــــا الصِّرَاطَ المُستَقِيمَ
#
صِرَاطَ الَّذِينَ أَنعَمتَ عَلَيهِمْ غَيرِ المَغضُوبِ عَلَيهِمْ وَلاَ الضَّالِّين
OFFLINE
|
|
|
Male
20 years old
örebro
Sweden
[ 22 ] |
| MY DETAILS |
| LAST LOGIN: |
08/30/2007 05:13:15 |
|
|
|
| ABOUT ME |
Qoraal sheeko jacayl oo aad u xanuun badan ayay
E-mail ahaan ii soo gaarsiisay gabar magaceeda ku
soo koobtay S.M. oo ku nool magaalada Nayroobi ee
dalka Kenya, gabadhaas waxay hadda wehel u tahay
Mucjiso Jacayl, waxayna ku bilaabanaysaa qisadii
ku dhacday iyadoo ka sheekeynaysa sida tan:-
Magaalada muqdisho oo ah caasimada somali oo aan
ku noolaa intii aan garaadsaday 4Jirkaygii ilaa
18-jirkaygii , halkaasoo aan ka bilaabay
waxbarashadaydii aan ku dhamaystay, dahir waxuu ka
mid ahaa dhalinta aan isla jaan qaadnay in kastoo
uu iga waynaa mudo 8 sanadood haddana sida aad
ogtihiinba da'da raga iyo dumarka farqi baa u
dhexeeya. Aan idiin Bilaabo dhacdada.
Aniga iyo dahir waxaan ahayn laba qof oo ku soo
barbaaray jacayl walaalnimo oo aad u fog iskuna
xog iyo xuuraan ah, waayo waxaan ahayn deris isku
degaan ah (Xaafad ah) waxaan ahaa walaashiis oo
kale isaguna walaalkay oo kale.
Waxaa dhacday habeen habeenada ka mid ah iyadoo
xilli uu roob ka da’ayay magaalada muqdisho in
uu iigu yimid gurigayga oo aan ka fogayn gurigooda
wuxuuna ii sheegay in uu doonayo in aan aadno
riwaayad socotay Habeenkaas oo ahayd {SHUMEEY} oo
markaa aad loo xiisaynayay.
Kama diidi karine waayo waxaan ahayn laba ruux aad
isugu weynaaye, waxaan u sheegay in uu ii soo
noqdo si aan isugu diyaariyo, isagana hadal kama
soo celinin waa uu iga ogolaaday, waxaana caado
noo ahayd in aan isu weheshano riwaayadaha,
aroosyada, garoomada ciyaarahu waxay noo ahaayeen
kuwo noloshayada ka mid ah. Waayo isagaa wata
gaari noo sahla aadista goobahas.
Waqti yar kaddib buu soo noqday anigoo diyaar ah
waxaan u jaan qaadnay xagii degmada oo ahayd halka
riwaayada 15-ka Shumeey habeenkaa lagu dhigay
dadkuna aad ugu buuqsanaa, laakiin Nasiib wanaag
anagu waa haysanay tigirka oo dahir baa soo gooyey
intii aan is diyaarinayey. oo si fudud baan
albaabka u gudubnay, Kadib daawashadii riwaayada
oo aad u xiiso badnay, ayuu iga codsaday in aan
magaalada dibada uga baxno, waana ka aqbalay
waxaan Tagnay aaga u dhexeeya dugsiga sare ee Al
khaliil oo aad u qurux badnaa, Markaa iyada ah
anigu dahir uma hayo wax dhaafsiisan Jacayl
walaalnimo, balse isagu mid ka duwan ayuu wataa
sidii uu iigu soo gudbiyeyna waa sidan:
dahir: Walaal A…m ma ogtahy in aan aad kuu
jeclahy………..
A.M: Haa oo aniguba waan ku jeclay mid walaalnimo.
dahir: Laakiin anigu waxaan kuu jeclahay si dhab
ah ……
A.M: Oo Hadaa ma kaygaa dheel ah maxaa walaalinimo
ka fiican.
dahir: Waa ogahay in walaanimo qaali tahay, lakiin
aniga waxaa ila soo gudboonaaday hami iyo qami la
xiriira Jacaylka aan kuu qabo oo iga ah dhab in
aan nolosha kula qaybsaso baana iga go.an.
Runtii waxay igu noqotay fajac si aan ku aqbalo ma
aqaan si aan ku diidana ma aqaan, waxaanse ka
codsaday in uu isiiyo waqti aan ku soo fekero,
waana iga ogolaaday.
Waxaan ahaa gabar markaa soo kacday oo aan weli
cid la sheeko wadaagin marka laga reebo dahir oo
mid walaalnimo naga dhaxaysay mooyee, hadaba
waxaan ka badin waayey in aan aqbalo codsigii
dahir uu ii soo bandhigay.
Waa habeen Isniin ah, Jawigu waa mid aad u qurux
badan oo rooban, waxaan ku kulanay goob gawaarida
Taxi laga kireeyo anigoo soo sagootiyey gabar aan
isku galaas nahay, wuxuu igu tiri aan idin qaado
si aan hadhaw isugu keliyasano waana ka aqbalay,
markii aan khadiijo xaafadoodii gaynay kadib
waxaan beegsanay dibada Magaalada, Waxaan xulanay
meel aad u qurux badan oo Kaaraa-bidhaanku
biligtaa tan iyo cabaar markaan kaaraabidhaanka
qabo iyo ma qaban kartid islahayn ayuu su'aal i
waydiiyey:
A.M maxaad iiga haysaa codsigaygii..? Aad baan u
naxay waayo ugubnimadu waa ii saamixi wayday in
aan markiiba iraahdo waa aqbalay, markaan cabaar
aamusnaa ayuu mar kale yiri “Miyaanan u qalmin
in aan ku jeclaado..?.” mar kale ayaan argagaxay
oo aan ka naxay hadalkaan dambe waxaana ugu
jawaabay anigoo jaraynaya “Waad u qalantaa
walaal waana aqbalay”.
Habeenkaa Taariikhdu waxay ahayd 16/6/2002 wixii
ka danbeeyey ilaa laga gaaro 1/2/2005 waxaan ahayn
kuwo lagu daydo ama lagu halqabsado marka Jacayl
laga hadlayo degaankaan ku noolay, illaa iyo
hadane Sacdiya iyo daahir illaa hada jacaylkooda
waxa uu noqday mid barbaaray oo kudayasho mudan
|
| TURN ON'S |
Asc war iyo dhamaantii waxaan kusoo
gabangabaynayaa heesta calanaka somalia oo ah
somaliyay toosoo toostoo isku tiirsadayay
hadbakiina taagdaranay taageera waligiineey
SOMAALIA hanoolaato
|
| HOBBIES |
7
1.
Suuradani waa suurad wayn, Kitaabka ilaahayna ka
bilowdo, wax walbana in lagu billaabo ay
fiicantahay. Salaadana in lagu akhriyo ay
waajibtahay.
Kulmisatayna Ammaanta Eebe, Mahadiisa, Qiyaamada,
Cibaadada Eebe iyo kaalmo waydiisigiisa iyo inuu
ku toosiyo jidka toosan ee xaqa ah, Jidkaasoo ah
kay qaadeen Dadkii fiic fiicnaa ee Eebe
unicmeenyay oo ahaa Nabiyadii, Rumeeyayaashii,
Shuhadadii iyo kuwii suubanaaba ee ka leexday
wadada kuwii loo cadhooday ee yahuuda ahaa iyo
kuwii dhumay ee Nasaarada ahaa.
Waxaana lagu magacaabaa suuradan magacyo badan oy
ka midtahay Hooyada Quraanka Nabiguna (Naxariis
iyo Nabadgelyo Eebe Korkiisa hayeelee).
Wuxuu yidhi: Amarkastoon lagu bilaabin bisinka waa
Naaqus.
Sidoo kale wuxuu yidhi: Salaadu uma jirto Ruuxaan
akhriyin Faataxada.
Waxaa wariyay Bukhaari iyo Muslim.
Fadligeedana halkan kuma soo koobi karno waxaase
fiican in la fahmo waxay kulmisatay laguna dhaqmo,
Eebana dhab loo caabudo dhabna looga kaalmo
waydiisto, had iyo jeerna la digtoonaado hanuun
iyo toosnaana Eebe la warsado iyo inuu kaa dawo
jidka xun ey qaadeen xaqdiisayaashu iyo gaalada
dhamaanteed.
Rasuulkuna wuxuu yidhi: Dhugbadane waa ruuxa
naftiisa xisaabiya una camalfala Geeri dabadeed.
(Naxariis iyo Nabadgalyo Eebe korkiisa ha yeelee).
waxaa wariyay Imaam Axmed iyo kuwo kale.
Al-Faatixah (1-7).
بسمِ اللهِ الرَّحمـنِ
الرَّحيمِ
2.
الحَمدُ للهِ رَبِّ
العَالمينَ
3.
الرَّحمـنِ الرَّحيمِ
4.
مـالكِ يوْمِ الدِّينِ
5.
إِياكَ نعبدُ وإِياكَ
نستعينُ
6.
اهدِنــــا الصرَاطَ
المستقيمَ
7.
صِرَاطَ الذِينَ أَنعمتَ
عليهمْ غيرِ المغضوبِ
عليهمْ وَلاَ الضَّالِّين
|
| MY TOP FRIENDS |
dahir_adawe has 5 friend(s)
|
VIEWING 1 - 3 OUT OF 3 COMMENTS
|
|
MY GALLERY
|
|
There are no images submitted!
|
|
| MUSIC |
Culays uma dhaqaaqdoo mana cararto, Cagta socodka
kuma dhererto ciidee, Wey cidhib-sataa Ceeb ma leh
yartaniyoo Caynkeeda oo kale la cadaabi maayee Waa
curad ninkii dhalay, Laga siiyo cuuddoo Waa curad
ninkii dhalay, Mahad looga celiyaa *** *** ***
Cuddudaha gamcaha Cidayaha faraha, Casarkii
cadceeddoo Godka cidhifka gelisoo Ka sokeeya
caaddoo Falaadh wada casaanaa Ku cadaysay baalaha
*** *** *** Ama laanta canabkoo, hoobaan la
ciirtiyo Cambaruud bislaadiyo, cagaarkoo iftiimiyo
Caleen ubaxa bixisoon, cidi daaqin weeye Ilaa
cidhibta hoosiyo tinta caaradeeda, Cad xun ku arki
maysidee, waxa ay la cayn tahay *** *** *** Cidla
lama amaanee Sida geed caleenoo, cosob uu ka
baxayoo Intuu roob ku curanyay Laamaha caleentii
ay midiba cayn tahay Lagu wada ciyaaroo, loo ciid
tagoo Caano iyo nabadloo Ceel buur ku yaalay,
caynkiisa leedahay *** *** *** Ma cel-celiso
haddalkoo, runta kama cabsootee Carab-dalable
callool weecsan Kugu lama caweyso Cayn kastaba u
eegoo, cadho ku arki maysidee Cid waxay ku
dhaaftaa, kolay camal samaantee, Waa curad ninkii
dhalay, laga siiyo cuuddoo, Waa curad ninkii
dhalay, mahad looga celiyaa *** *** *** Cuddudaha
gacmaha Cidiyaha faraha, Casarkii cadceedoo, Godka
cidhifka gelisoo, Ka sokeeya caaddoo Falaadh wada
casaana Ku cadaysay baalaha *** *** *** Waxa ay la
cayn tahay, Cidna lama amaanee Sida geed caleenoo
Cosob uu ka baxayoo Intuu roob ku curanyay laamaha
caleentii Ay midiba cayn tahay Lagu wada ciyaaroo,
loo ciid tagoo Caano iyo nabadloo Ceel buur ku
yaalay, caynkiisa leedahay. *** Dawadii naftayday
dadka taan ka doortaay,
soo inaana ku daawado dala dheer ugama soo kicin,
dumar haygu noqonine sidana kaaga dabadhacay inaad
ii daryeeshaa.
waan kaa danbeeyaayo door waxaan iraahdaa,
duli lam aamaanee dahab weeye gabadhaye.
malagii ku dilay iyo sidaan ahay dabaylaaha,
dadka kala dhantaal ii diiday hadalkee.
inaad daah isaartaayo keligaa dekaysaa,
waxaad damacday ma aqaan miyaa laygu kaa diray.
Adigaan dadaadana kaa dawanaayo,
damqasha jirkaygiyo siduu caasha ii dilaay,
alla daayin weeyee, soo kuguma soo dago.
waankaa danbeeyaayo door waxaan iraahdaa,
duli lama amaanee dahab weeye gabadhuye.
Malagii ku dilay iyo sidaan ahay dabaylaaha,
dadka kala dhantaal ii diiday hadalkee.
Inaad daah isaartaayo keligaa dekaysaa,
waxaad damacday ma aqaan miyaa laygu kaa diray.
Kuwa nala dadaa una ways doonanayaan,
inaguna daleeshiyo darbiyadaan wareegnaa,
doqonimana weeyaan aan kal diboonaa.
Waan ka danbeeyaayo door waxaan iraahdaa,
duli lam aamaanee dahab weeye gabadhaye.
Malagii ku dilay iyo sidaan ahay dabaylaaha,
dadka kala dhantaal ii diiday hadalkee.
Inaad daah isaartaayo keligaa dekaysaa,
waxaad damacday ma aqaan miyaa laygu kaa diray**
Caashaqaa hadduu go'
maxaa adiga kaa galay
laba guur ku kulantiyo
laba gaar isugu wacan
garashooy maxaad noqon
gacan gacan waxsiisiyo
gacan u gragaarta yaa heli
horta ya abaal gala
haddu jire se yaa guda
caashaqaa haddu galo
maxaa adiga kaa galay
gorigii ilmaha tabay
iyo gabanti uu dhalay
midba gees u xidhana
gacan gacan wa siisiyo
gacan u gargaarta yaa heli
horta yaa abaal gala
hadduu jiro se yaa guda
Soo saxa soona dhameeya
|
| MOVIES |
ALLHAYOW DIINTAAD SARE U QAAD ,AAMIIN!!!!!!!!!
cagtii joogsan waydaa marunbay halaag iyo hoog la
kulantaa ,Qofkii ka dhawr san waaya (SINADA) iyo
xaaraanta sidaas ayuu ku dambayn doonaa ee
walaaalayaal dhawrsada oo ka fogaada (SINADA).
Walalayaal sidaynu og nahay (Sinadu) waa shay
xaaraan ah qof kastana wuu og soon yahay, Waxaynu
ogsoonahay in xitaa ay keento xanuuno badan oo aan
qaar kood la aqoon waxay yihiin. Qaarkood bilaa
dawo yihiin,(ALLAH subaxaanahu watcalaa, Hadii ay
qoom sino xalashadaan waxaan ku ridi doona xanuuno
an abayaashood ku dhacin) Wax yabahan hore u
maynan arag walalyaal....... Bal eega!!!!!!!!!!!
......(Allaah ha laga baqo akhyaarta)....
Fadlan sii gudbi
|
|
MY BLOGS
|
|
There are no blogs submitted!
|
|