Go Back   SomaliLife Forums > Main Category > Af Soomali

Af Soomali Wixii lagu qoray af soomali

Reply
 
Thread Tools Display Modes
  #21  
Old 09-06-2008, 06:00 PM
Cabdulaahi01 is offline
Cabdulaahi01
Cabdulaahi01's Avatar
Senior Member
Join Date: Jun 2008
Posts: 688
Default

BurcoBoi caqli fiican uun baad leedahay sxb maxaa yeelay, soomaalida ku nool galbeedka badankooda waxay kusoo koreen dhaqan xumadii gaalada leeyihiin waxayna necebyihiin wax Allaah wax ku saabsan arrimaha wadankooda, kuwaasi ma yaqaanaan soomaaliya faa'ida ey leedahay markaas waxaan kula talinayaa inaad dalkaaga u booqatid hadey kula fiicantahay na iska sii joog ha u deyma la'aan, waxaana kuu rajeynayaa inaad wax anfac ah inaad ka heshid wa salaamu calaykum.
Reply With Quote
Alt Today
Advertising

Beitrag Sponsored Links


__________________
Register your free account today and become a member on SomaliLife Forums
   
  #22  
Old 09-06-2008, 06:04 PM
Hillaac
Posts: n/a
Default

Hood_Boy- Waa runtaas, waan kula taliyay taas balse waa uu qaadan waayay. Waxa uu ku dhegsanyahay inuu rabo mid dabadda joogta, ama soomaaliya, balse uu shuruud uga dhibay inaay rabto ama tahay dhaqan-celis.

Cabdullaahi01- Maad akhridid waxa uu doonayo, intaanad ujawaabin?
Reply With Quote
  #23  
Old 09-06-2008, 06:09 PM
hood_boy is offline
hood_boy
hood_boy's Avatar
Senior Member
Join Date: Jan 2007
Posts: 1,532
Default

Hillaac Mogoo Asey U Taal Markaas Nooh Haduu Dhaqan Celis Utago Burco Soo Laabadka Ilaahey Ma Ig Asoo Horbixiyo Mooryaan.com Isku Badalaa Noh Seewaa
Reply With Quote
  #24  
Old 09-06-2008, 06:15 PM
Hillaac
Posts: n/a
Default

Waa wax dhici kara inuu soo noqon lahaa isagoo baasuuke la doon doonaya kuwa bari riix-riixay ama sixun u ee***. Balse ka warran inanta Ingiriiska joogta, ee lala doonayo mooryaanta burco joogta? Maxaa dhici lahaa hadii laaysu geeyo?
Reply With Quote
  #25  
Old 09-06-2008, 06:23 PM
hood_boy is offline
hood_boy
hood_boy's Avatar
Senior Member
Join Date: Jan 2007
Posts: 1,532
Default

hillaac waxaa dhici lahaa qarax badan haa naag joogta uk iyadaba mooryaan kale ah nooh haa chicks ka uk muuryaan iga ayaab alaga soo gaaray nooh seewaa
Reply With Quote
  #26  
Old 09-06-2008, 06:25 PM
Hillaac
Posts: n/a
Default

loool. Af-somaligaagaan ka helay saaxiib, waxaan is'idhaahdaa mar-mar kaasoo kale qor, balse waan isku sixi la'ahay.
Reply With Quote
  #27  
Old 09-06-2008, 06:34 PM
hood_boy is offline
hood_boy
hood_boy's Avatar
Senior Member
Join Date: Jan 2007
Posts: 1,532
Default

Hillaac,,,,,looooooooool Waxaan Ku Dhahay Sxbow Hadey Sidaa Tahay Hadii Aad Kahadleeso Chicks Ka Uk Iska Dhaaf Nooh Mooryaan Ka Somalia Jooga Chicks Ka Uk Ayaa Kadaran Sxbow Nooh Haa Jeebsiib Waaye Nooh Haa Xitaa Mobile Ka Ayaa Lagaa Boojeenaa Noh Looooooooool
Reply With Quote
  #28  
Old 09-06-2008, 06:43 PM
Hillaac
Posts: n/a
Default

LOOL! Kuwa Somaliya joogaa waa loo taliyay, la cidhiijiyay, oo fiidka ayaa ul lagu xereeyaa. Waa sababtaas ayaay masaaskiin la cidhiidhiyo u noqdeen. Balse dacaayadda ka daa kuwa UK, mobileda madhacaane; inkastoo aay runtahay oday Somaliya ka yimi waay ka yaabin lahaayen, waanaay dhacday in mid bari dhaxdaasa uqaadan waayay.
Reply With Quote
  #29  
Old 09-06-2008, 06:47 PM
hood_boy is offline
hood_boy
hood_boy's Avatar
Senior Member
Join Date: Jan 2007
Posts: 1,532
Default

Hilllaac.....lol Iwaydi Sxb Nooh Aniga Ayaa Holiday U TaG'AY Maalin Uk Chicks Ka Jooga Aan Ka Bartay S.life Ka Ayaan Lakulmay Obacdeen Waxaa Dhacday Mobile Aan Jeclaa Oo Nokia Ah In Liiga Leefay Nooh Haa In Kastoo Magaceeda Aan Ka Sheegi Karin Halkaan Seewaa Bro
Reply With Quote
  #30  
Old 09-06-2008, 07:26 PM
Hillaac
Posts: n/a
Default

Hood_Boy- Lucky you! Waayo hablaha kunool ingiriiska, ee somalida ah, yaa helaba, nasiib ayaad uleedahay inaad lakulanto ooy kula hadlaane. Kaay lahadlaan (oo laga reebo kuwayaga halkan kunool, dabcan) gacmaha ayuu kor utaagaa oo mahad naqaa!!!!!
Reply With Quote
Reply


Thread Tools
Display Modes

Posting Rules
You may not post new threads
You may not post replies
You may not post attachments
You may not edit your posts

vB code is On
Smilies are On
[IMG] code is On
HTML code is Off
Forum Jump


All times are GMT -5. The time now is 10:26 PM.


Powered by vBulletin® Version 3.6.5
Copyright ©2000 - 2008, Jelsoft Enterprises Ltd.



Copyright © 2002-2007 SomaliLife.com