Quote:
Originally Posted by salma_14
asc ukhtii jazake allah kher wa mowduc ad u fican wana ku mahat santahay anigana inta aan ka akhan ayan idinku darsana hadu ilahey ka rali noqdo insha allah..
10. Waxaad sheegtaa ninkii jebiyey dhooshii nebiga(NNKHA), dagaalkii Uxud?
waxuu aha khalid ibnu walid radiya allah canhu
11. Waxaad sheegtaa magaalada aan cudurka daacuunka gelin?
waxaan umaleynaa ineey tahay maleynaa iney tahay sacudiga khas ahan makatul mukaramah.
12. Waxaad sheegtaa suuradii sababta u ahayd inuu soo islaamo Cumar binu khadab.
waa surada dhah.
18. Waxaad sheegtaa duulaankii(Qaswadii) ugu danbeeyey ee Rasuulku duulo?
waxan umaleynaa iney ehed tabuuk
29. Waxaad sheegtaa Asxaabiyadii Malaku Jibriil Alle salaanta uga keenay?
wa khadijah radiyalahu canhaa
32. Waxaad sheegtaa Suuradii Nebigu(NNKHA), yidhi waxaan ka jeclahay Aduunka iyo waxa dhax yaalo?
waa sura fatax
33. Noocyada Sadaqada tee ugu fadli badan?
jariyah
37. Waxaad sheegtaa Asxaabigii geridiisa uu u luxmy Carshiga Alle?
sacad ibnu mucad.
wa iga intaa waxaan qaldana wa ishgi dontaa ayan filaa insha allah waxii kalana wad no dhamestiri dontan wa salamu caleykum
|
10. . wuxuu ahaa Cuqba binu abdi waqaas
11. waxaa weeye Magaalada Madina-Al_munawara
12. waxay ahayd suuradu Daah......manshallah wad saxday...
18. Waxay ahayd Qaswadii Tabuuk , sanadii 9aad ee Hijrada manshallah mabruuk....
29.Waxay ahayd Khadiija bintu khuweylad(RC) sax
32.Waa Suuratu, Al-Fatax
33.Waxaa ugu fadli badan Biyaha oo lays waraabsho
37.Wuxuu ahaa Sacad binu Mucaad Al-ansaariyi(RC)
manshallah ukhti.........