Welcome Guest Login or Signup BOOKMARK US | HELP


darwishland of Somalia >> Forum >> non somali readers look what a good news u missed << Go To Groups Directory

Viewing 1 - 6 out of 6 posts
OFFLINE





POSTED BY: elite-darwish on May 23, 2007 [ QUOTE ]
non somali readers look what a good news u missed


Dhakhtarkii Ugu Weynaa Gobollada Waqooyi Galbeed Iyo Puntland Oo Laga Dhisay Buuhoodle Oo Lasoo Gaba gabeeyey Dhismihiisii.

 

May 22, 2007 By:C/rashiid Galbeedi

Buuhoodle(Jidbaale.com):-Isbitaalkii ugu waynaa Gobollada Puntland oo muddo dhismihiisu ka socday Magaalada Buuhoodle ayaa dhismihisii lasoo gabo gabeeyey. Isbitaalkan  ayaa waxaa  Maalgashaday mid kamid ah dhalinyarada  u dhalatay Deegaanka  SSC oo Qurba joog ah .

 

 

Dhakhtarkan oo ah kan ugu weyn Gobollada Puntland ayaa ku fadhiya dhul dhan 800 Mitir, waxaanu ka kooban yahay Qaybo badan oo kala geddisan.

Qaybta Bukaan jiifka Raga (Male Ward) ayaa ka kooban Labo qaybood oo midkiiba yahay 36 qol. Qabta Labaad ayaa ah Bukaanka Dumarka ( Female Ward) oo isna ka kooban intaas in le'eg.

Waxaa kale oo iyana ka mid ah Qaybta Umulaha (Delivery Room) oo isna ka kooban 18 Qol, iyo Qaybta Qaliinka (Operation theater) iyo Qaybta Daawoda (Pharmacy)

Intaa waxaa dheer Qaybta Raajada ( X-ray  ) iyo Qaybta ama Qolka Maydka.

Intaas waxaa raaca qayb kale oo aad u ballaadhan oo ah qaybta Maamulka iyo Dhaqaatiirta Isbitaalka, Masaajid wayn oo loogu talagalay Salaadda iyo Ciibaadaysiga iyo Qaybta Gargaarka deg-degga ah (Emergency Room)

Waxaa iyana jira Ceel Riigga oo hadda laga bilaabayo Dhakhtarka dhexdiisa, si aanay ugu dhicin baahi biyood Isbitaalka oo sida Mas'uuliyiintu sheegeen isticmaali doona biyo badan, khaasatan xagga Nadaafadda.

Mashruucan oo uu ku baxay Dhaqaale badan, ayaa noqday mid soo jiita indhaha beesha Caalamka iyo Dadka u dhashay gobolka si ay u maal gashadaan Dhulkooda hooyo.

Mar aan dhawaan booqasho ku tegay Isbitaalka ayaan wax ka waydiyay Masuul ka tirsan Shirkaddii dhistay Isbitaalka, waxaanu ii sheegay in ay hadda hawshii dhisme ee Isbitaalku dhammaatay, wixii kale ee lasugaana yahay keenista qalabkii iyo agbkii Caafimaad ee loogu talagalay dhakhtarka iyo weliba dhakaatiirtii.

Dhanka qalabaynta Isbitaalka ayaa la ii sheegay in la keeni doono Qalab Casri ah iyo Dhaqaatiir heer Caalami ah, ugu danbayn bisha June ee foodda inagu soo haysa uuna Isbitaalakani noqon doono Isbitaal u shaqeeya si Caalami ah.

Mar aan la kulmay Mas'uulka  Saamigan iska leh, Dhismaha Isbitaalkan ayuu ii sheegay in uu qorshuhu yahay in uu marka hore daboolo Baahida Bukaan ee Gobolka iyo Kilinka Shanaad ee Itoobiya oo ay deris yihiin iyo Gobollada kale ee Puntland iyo S/land.

Marka ay Isbitaalkan u dhammaadaan Guud ahaan Agabka shaqo iyo Dhaqaatiirtu waxaa hubaal ah in ay wax wayni iska bedeli doonaan Xaga Caafimaadka Gobolka Cayn iyo Gobollada ku hareeraysan.

Mar aan wax ka waydiiyay Dadka reer Buuhoodle Aragtidooda ku aaddan Dhaqtarkan waxaa uu qof kastaaba kuu sheegayaa in uu si gaar ah ugu faraxsan yahay dhismaha Dhakhtarkan, uuna ka mid yahay wax yaalaha ugu mudan ee Gobolku u baahnaa.





--------------------------------------------------------------
I should be the madaxweyne not only for having madax- weyn but for being wise
Back To Top
OFFLINE





POSTED BY: elite-darwish on May 23, 2007 [ QUOTE ]


mashaallah way to go, these fellas are really giving back to their homeland n doin big projects





--------------------------------------------------------------
I should be the madaxweyne not only for having madax- weyn but for being wise
Back To Top
OFFLINE





POSTED BY: elite-darwish on May 23, 2007 [ QUOTE ]


mashaallah way to go, these fellas are really giving back to their homeland n doin big projects





--------------------------------------------------------------
I should be the madaxweyne not only for having madax- weyn but for being wise
Back To Top
ONLINE





POSTED BY: Fresh-Prince on May 23, 2007 [ QUOTE ]


Wow...this is one news to be proud of. Big ups to our brothers & sisters whom have participated in this. Walaahi, i hope i could go back there real soon as a doctor and help take care my people... Again...this hospital being called the LARGEST hospitial in Northern Somalia will inshallah benefit alot of people.

Viva Puntland...my land.

Back To Top
OFFLINE





POSTED BY: elite-darwish on May 25, 2007 [ QUOTE ]


 so far we have one cyber doc, who is willing to volnteer for humanitarian mission, but hang on we gotta find you a couple of nurses before we send u back.

 girls the first one who will do that will get the title mizz darwishland. haye do I see any hands up





--------------------------------------------------------------
I should be the madaxweyne not only for having madax- weyn but for being wise
Back To Top
ONLINE





POSTED BY: Fresh-Prince on May 27, 2007 [ QUOTE ]


LooooooooooooooL.

 Not to mention..she will get 300 camels, and a mantion that will be waiting for her at Buuhoodle or Laascaanood city. Oh one more thang....she will have the previllage to get a "Date" with me..FRESH-PRINCE.

Back To Top
Jan 9, 2009




Copyright © 2002-2007 SomaliLife.com