Welcome Guest Login or Signup BOOKMARK US | HELP


How do you see solution!! >> Forum >> Somali is divided!! << Go To Groups Directory

Viewing 1 - 1 out of 1 posts
ONLINE





POSTED BY: kingnation on Nov 27, 2007 [ QUOTE ]
Somali is divided!!


 Walaalayaal sida aad ogtihiin dalka Soomaaliya ku dhawaad labaatan sano ayuu bur bursan yahay, adduunkii waannu ka dib dhacnay, darxumada dalka taal qofna kama qarsoona, alle ayaa u maqan Soomaali iyo ciddii wax garanaysa ee adiga oo kale ah:-

Maxaa xal u ah Soomaaliya

1. Ma in la taageero Qabiil.

2. Ma in la taageero koox diin ama siyaasadeed

3. Mise in qaran la raadsho

Taladaada kasoo dhiibo





--------------------------------------------------------------
hi every body, welcome, its me, kingnation!!!!
Back To Top
Jan 9, 2009




Copyright © 2002-2007 SomaliLife.com