Welcome Guest Login or Signup BOOKMARK US | HELP


How do you see solution!! >> Forum >> Maxkamadda Heeg! << Go To Groups Directory

Viewing 1 - 1 out of 1 posts
OFFLINE





POSTED BY: AMEERIKO on Nov 28, 2007 [ QUOTE ]
Maxkamadda Heeg!


 

Bismillaahi Raxmaani Raxiim

Mahadsanid walal

Waxaan ku talin lahaa in ragga Soomaaliya qasaya ee ay ka dagi la'adahay iyo dadka ay dabada ku wataanba maxkamad lasoo taago.

Yaa maxkamadda u baahan?

1.Dhammaan qab qable in maxkamadda danbiyada lasoo taago.

2.In madaxda dawladda kumeel gaarka ah iyo maxkamadihii islaamiga ah raggii ka haray ee asmara jooga, xabsi lagu wada guro.

3. In shacabka soomaaliyeed ee qabyaaladdu feeraha ka gashayna, mashiin nadiifiya loo raadiyo.

4. In dad xalaal quutayaal ah dalka loo dhiibo...

Intaas haddii la waayo , inaan gumaysigii 60kii ka hor ku noqono diyaar baan u nahay





--------------------------------------------------------------
Comon am u , and ur me !!!!!!! comon talk, silence is gone
Back To Top
Jan 9, 2009




Copyright © 2002-2007 SomaliLife.com