Waxaa is weydiin leh hooyo wadata 4 caruurood oo wadanka ku cusub aana garaneyn wax luqada haba yaraatee sidee bey uga badbaadeysaa noloshan adag ee North America?
Marka ugu horeysa lets all go back when we first got here qurbahan? Ma xasuusan kartaa waxyaalihii ugu waaweynaa oo aad la kulantay?
Iskoolka dhibaatooyinkii aad kala kulantay maxaa ugu waaweynaa?
Guriga markaad degtay maxaad kala kulantay?
Tvga maxaa kaa qabsaday?
Intee bey kugu qaadatay inaad la qabsato nolosha?
Kaligaa mise familkaagaad la timid?
Ka waran sida hooyadaan ku cusub wadanka iyadoo intii ka horeysayna joogay Campska qaxootiga oo jug iyo jac ku soo barbaaray sidee bey ula qabsanayaan meeshaan?
Waxaan rabaa inaan innaga u noqono qaamuus oon ku caawino sidii ay ula qabsan lahaayeen meeshaan could we do that? I dare you...
Ciao 4 now...