Haddaan is weydiino sababta aan horumar u gaari la'nahay ma laga yaabaa inaan helno jawaab aan kuligeen isku afgarano annagoon is jajabinin?
Waxaan u baahanahay inaan bal wax yar is weydaarsano waxyaalaha cajiibka ah ee nala gudboonaada on a daily basis.
EX: Annagoo isku magaalo joogna ayaa waxaa dhici karta inaynaan isla hadal oon magacyo iskugu yeerno like Sunta,Qaxooti iwm,
Waxaa laga yaabaa in aan shaqaaleeyn karno qaar naga mid ah laakiin lagama yaabo inaan isla socodsiino waxyaalaha ka socda meelaha aan ka shaqeyno. Ma ogin miyaa in meeshaan ku badano kheyr ku bato? mise cunsurinimo ayey naga tahay?
Waxa kaliya ee aan iskugu nimaano waa geeri iyo guur why not other staff like parks,after sxhool, home visits etc....
Waxaan u baahanahay kuweena horumarey inay gacan qabtaan kuweena halganka nolosha ku jira.
Haddiise hadalka xataa la isku canshuuraayo wallaaho waa sheeko waalan!
Bal kaalaya aan meeshaan ku xaajoonee oon ku xisaabtannee ileyn hadduu illaaheey aniga caqli iga buuxiyey waa waajib inaan idinla qeybsadee.....
Halla @ me if u can..
Ciao 4 now.....