Welcome Guest Login or Signup BOOKMARK US | HELP

   hanbasa               
 
wixii tagay why ha odhan,waxa soo socdana ha u muhanin,waxa iminka taagana aniga iwaydii jacayl iyo nacayba

mem_normal OFFLINE
male
22 years old
adis ababa
Ethiopia

[ 0 ]

JOB: College
SMOKE: No
ETHNICITY: Somali
DATING STATUS: Single
BODY TYPE: More to love
CHILDREN: None
MEMBER SINCE: 11/21/2007
STAR SIGN: Virgo
LAST LOGIN: 06/25/2008 06:23:40
MY RATING: 0.00

hadaan inyar sharaxaad iska bixiyo waxaan inan dhalinyara ah kuna dadaala waxbarashada iyo qiimayn ta dadka

waxaan runtii qiimeeyaa qofka qadariya saaaxiibtinimada iyo isbara shada

runtii ma fiicna qofka beenaalaha ah ee intuu ku lugooyo kugu ciyaara if aakhiroba uma wanaagsana

runtii waxaan ka helaa waxa layidhaahdo saaxiibtinimada iyo is barashada waayo waa shayga ugu qaalisan ee umada lagula dhexnoolaan karo jacaylka iyo shukaansigu waa

waxaan akhristaa buugaagta novels ka ah ee ka sheekeeya jacaylka

hanbasa has 1 friend(s)


There are no blogs submitted!


There are no images submitted!

waxaan daneeyaa muusiga slow ga ah ama yara dagan ee qalbiga qaboojiya

filimaanta waxaan xiiseeyaa dagaalka ee maraykanka iyo hindiga jacaylka ah


VIEWING 1 - 3 OUT OF 3 COMMENTS



1/1/2007 12:00:00


Copyright © 2002-2007 SomaliLife.com