walaal xusuusnow noloshu waa imtixaan islaamku waa
nolol iyo naxariis. salaadu waa nuur. soonku waa
gaashaan. zekadu waa xijaab. xajku waadembi dhaaf.
sadaqadu waa kayd.Aakhiro waa lama huraan. qabrigu
waa bankiga camalka. Adduubyadu waa dhalanteed.
mar walba Allah raali geli waxaad heli liibaan
Adduun iyo mid Aakhiree. ku sali nabigeena
mohammed C.S.W
|