OFFLINE
|
|
|
Male
26 years old
doha
Qatar
[ 27 ] |
| MY DETAILS |
| LAST LOGIN: |
10/08/2008 02:42:40 |
|
|
|
| ABOUT ME |
aashadu ilaahay
cirka taagay udubli
ciidana ka dhigay gogol
wabiyada cartamayiyo
cidhifyada bad kaga xidhay
iyo buuraahaa culus
cimrigeed aduunyadaa
waxa jiraa col iyo nabadee
caydhiyo nin xoola leh
iyo laba is caashaqay
caawana kamay tagin
caynkaynu ku ogeyn
adna calafka kuu qoran
cuuna seegi maayee
caashaqa ha baayicin
HAA WALAAL WAA RUNTAYE CAASHAQA HABAAYACINA
DAWADII NAFTAYDAAY INAABTI
balaan kula dardaarmee
dabuubtaan ku leeyahey
ku daabaco qalbiga oo
waligaa hasii deyn
duushayee allow nabadey
qoraxduna dalaalimo ee
caashaqana daadihi
waliga hasii deyn
|
| TURN ON'S |
Amarkaan ku faray iyo
Axdigeeynu dhiganay iyo
Arbacada habeenkii
Saddexdaba iloowdee
Isniin miyaan ka dhiganaa
Abwaankii siduu yidhi
Waxa lagu asteeyaa
Arbaca lagu tilmaamaa
Inay tahey folad ah
Oon arrini dhamaaninee
Ma sidaasaad u ooshood
Ku iloowdey wacadkii
WAXAAN LAHADLAYAA INANTA AAN KA SOO BIXIN
HAWSHEEDII EE AY BAYLAHSAN TAHAY
|
| TURN OFF'S |
HADAAN LA DARDAARMO QAALIDAYDA WALI WAXBA MAHAYEE
ISHA ALLAH WAXA AY KA SOO BIXI SOMALILIFE EE
WAXAAN LEEYAHAY
Darmaan taan jeclaayey
balaan kula dardaarmee
dantu wada jir weeyee
docdaada yey ka beylihin
anna teyda igu daa
dunida oo barwaaqa ahey
dalka nabad ku sii joogee
caashaqana daadihi
waligaa hasii deyn
|
| HOBBIES |
WAXAAN LEEYAHAY INAKA AYAA ISKU OOMANE NACAB MA
ISKA OODNAA OO WALIBA
INAKOON IS ARAG
OON BIXIN OGAYSIIS
SIDA UURKU BAALAHA
MA ISA SOO ABAARNAA
INTAA AYAAN KU DHAAFAYAA HALKAA OOD KA GARAN
KARTAA HALKAAN TAAGANAHAY IYO SIDAAN UHIGSANAAYO
INAN AAD IYO AAAD UQIIMO BADAN
|
| BOOKS |
stores about love JACAYLKA GUURKA IYO DEE BUUGAAG
AAD UFAROBADAN OONAN HALKAN KU SOO KOOBI KARIN YAA
|
| MY TOP FRIENDS |
cilmibodhari has 135 friend(s)
|
|
MY BLOGS
|
|
There are no blogs submitted!
|
|
|
MY GALLERY
|
|
There are no images submitted!
|
|
| MUSIC |
musica dabacsan qaraamiga kuwa danbe iyo kuwii
dhexeba IYO KUWII HOREBA DEE INTABA MAXAABAN UKALA
REEBI YAAA MAANAY AHAYN
|
| MOVIES |
romance horor action IYO QAARKALOO BADAN
|
VIEWING 6 - 10 OUT OF 37 COMMENTS
| | Page:
|
2 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|