Welcome Guest Login or Signup BOOKMARK US | HELP

   cilmibodhari               
 
mem_normal OFFLINE
Male
26 years old
doha
Qatar

[ 27 ]

JOB: Student
SMOKE: No
ETHNICITY: Somali
DATING STATUS: Single
BODY TYPE: More to love
CHILDREN: None
MEMBER SINCE: 02/07/2007
STAR SIGN: Capricorn
LAST LOGIN: 10/08/2008 02:42:40
MY RATING: 2.00

aashadu ilaahay cirka taagay udubli ciidana ka dhigay gogol wabiyada cartamayiyo cidhifyada bad kaga xidhay iyo buuraahaa culus cimrigeed aduunyadaa waxa jiraa col iyo nabadee caydhiyo nin xoola leh iyo laba is caashaqay caawana kamay tagin caynkaynu ku ogeyn adna calafka kuu qoran cuuna seegi maayee caashaqa ha baayicin HAA WALAAL WAA RUNTAYE CAASHAQA HABAAYACINA DAWADII NAFTAYDAAY INAABTI balaan kula dardaarmee dabuubtaan ku leeyahey ku daabaco qalbiga oo waligaa hasii deyn duushayee allow nabadey qoraxduna dalaalimo ee caashaqana daadihi waliga hasii deyn

Amarkaan ku faray iyo Axdigeeynu dhiganay iyo Arbacada habeenkii Saddexdaba iloowdee Isniin miyaan ka dhiganaa Abwaankii siduu yidhi Waxa lagu asteeyaa Arbaca lagu tilmaamaa Inay tahey folad ah Oon arrini dhamaaninee Ma sidaasaad u ooshood Ku iloowdey wacadkii WAXAAN LAHADLAYAA INANTA AAN KA SOO BIXIN HAWSHEEDII EE AY BAYLAHSAN TAHAY

HADAAN LA DARDAARMO QAALIDAYDA WALI WAXBA MAHAYEE ISHA ALLAH WAXA AY KA SOO BIXI SOMALILIFE EE WAXAAN LEEYAHAY Darmaan taan jeclaayey balaan kula dardaarmee dantu wada jir weeyee docdaada yey ka beylihin anna teyda igu daa dunida oo barwaaqa ahey dalka nabad ku sii joogee caashaqana daadihi waligaa hasii deyn

WAXAAN LEEYAHAY INAKA AYAA ISKU OOMANE NACAB MA ISKA OODNAA OO WALIBA INAKOON IS ARAG OON BIXIN OGAYSIIS SIDA UURKU BAALAHA MA ISA SOO ABAARNAA INTAA AYAAN KU DHAAFAYAA HALKAA OOD KA GARAN KARTAA HALKAAN TAAGANAHAY IYO SIDAAN UHIGSANAAYO INAN AAD IYO AAAD UQIIMO BADAN

stores about love JACAYLKA GUURKA IYO DEE BUUGAAG AAD UFAROBADAN OONAN HALKAN KU SOO KOOBI KARIN YAA

cilmibodhari has 135 friend(s)


There are no blogs submitted!


There are no images submitted!


musica dabacsan qaraamiga kuwa danbe iyo kuwii dhexeba IYO KUWII HOREBA DEE INTABA MAXAABAN UKALA REEBI YAAA MAANAY AHAYN

romance horor action IYO QAARKALOO BADAN


VIEWING 21 - 25 OUT OF 37 COMMENTS

<< First  < Prev | Page:  1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | Next >  Last >>


1/1/2007 12:00:00


Copyright © 2002-2007 SomaliLife.com