|
itoobiya waxay soo direen gulufya duulaale guutoyin beysoo dirtiyo gaasas bara weyn gacantey sidhaba ugu dhigeen goboladeeniiye awelbey somali galbeen gumec ku haysteene anageyse noo soo galeen gelinkan maantaahe gaalkiyo wixii daba guclaba gulufka leefsiiya uga dhiga habeen geeriyeed gudaha ciideena ugunta oo jihaad geliya laabtiina geeridaaqbala eebahay wuu idin gacan siine)
OFFLINE
|
|
|
Female
21 years old
london
United Kingdom
 [ 114 ] |
| MY DETAILS |
| LAST LOGIN: |
11/20/2008 09:24:27 |
|
|
|
| HOBBIES |
waxaan ahay naftii hure neecow qabow iyo nimco iyo
barwaaqiyo nabad lagu negaadiyo noloshaba iloowe
nacasoow kumaysigayn nabarada qarsoon iyo nacab
iga hadheyn iyo igu reebay naafada lama wadaagee
nidar baan hore ugalay niyadeydu waa meel hadii
aanan soo noqon calankeyga nuurow alahayow ku
nabad geli nabar halista gaariyo naxdin iyo
dhibaatiyo nimay talo u nagidahay midna uma
naruureyn hadii nabad lawaayana dhankastaba ha
noqote nacas igama libin helo naxariisna uma galo
nidarbaan hore u galay niyadeydu waa meel hadii
aanan soo noqon calankeyga nuurow alahayow ku
nabad geli
|
| MY TOP FRIENDS |
islam4ever has 43 friend(s)
|
|
MY BLOGS
|
|
There are no blogs submitted!
|
|
|
MY GALLERY
|
|
There are no images submitted!
|
|
| MUSIC |
waxaan gudub uroornee wayahama gumaadnee kolba
gaaska kaleynaba magarbaa anana waan gumdaadnaaa
gumeysiga kuwana wa u gargaaraan gadoodii gar ilaa
wayaamaha aan wada gubaadnooy kuwa aanan garahayn
waxa aan ugubahayn wayanaha ugoogony ayaa gegida
jooge magabaa anana waan gumaadnaa gumeysiga iyana
waa u gargaaraan gadoodii gar ilaa wayaamaha aan
wada gumaadnooy gayigaa nimuu dhacay guryahaan
nimuu gubay gesiyaashii ciidu horey nooga goobtee
magarbaa anana waan gumaadnaa gumeysiga kuwana waa
u gargaaran gadoodii garaadkiinu ba anaa miyeydaan
ka gubayn ama aydaan gadoodeyn raga gaaska kacaye
giniyada la siistee godka lagu xaree xabashidu
gubaayaan.
|
| MOVIES |
inagaa ka xoogbad inagaa ka xeel badan tolow waa
cisiyo yaabe maxaa xanibayteenii waa xaal aduunyo
xuma lagama waaye tolow waa cisiyo yaabe maxaa
xanibayteenii xeerbaan ku daarshoo xaragaan ku
doone tolow waa cisiyo yaabe maxaa xanibayteenii
xumaanbaa igu raagtoo xornimaan u baahdee tolow
waa xujiyo yaabe maxaa xanibayteenii hadeynaan
isxaasidin xaqa aynu leenahay waayo lagu xoogen
tolow waa xujiyo yaabe maxaa xanibayteenii nin
dalkiisu dhacayn yahay duni kama baxaayo garaad
kale ma yeesho dunidaba na raacee wadamada
shisheeyu dacad uun ku taliyo daryeel aad u wacay
iyo kuma haysto daawe umad yahay dadaaloo
dareenkiina kiciyoo dabku shida xabashidab aan
dawlad gaarnee dumarkiyo ciyaalkii daqaydiyo aqoon
yahan daqayradi gumaysigay debadaha ula yaa ceen
qori caaradii soo ku dagaala meysee waan in aan
dad weynoow midnimada daryeela umad yahay dadaaloo
dareenkiina kiciyo dabku shida waayamaha
calankeena dabahkaa ee dunidana ka duubnaa mar bal
aynu taagnee dumarkiyo rag wada kaca umadan yahay
dadaaloo dareenkiina kiciyoo dab ku shida
xabashida
|
VIEWING 31 - 35 OUT OF 124 COMMENTS
| | Page:
|
|
|
|
|
7 |
|
|
|
|
|
|
|
|