Welcome Guest Login or Signup BOOKMARK US | HELP

   islam4ever               
 
itoobiya waxay soo direen gulufya duulaale guutoyin beysoo dirtiyo gaasas bara weyn gacantey sidhaba ugu dhigeen goboladeeniiye awelbey somali galbeen gumec ku haysteene anageyse noo soo galeen gelinkan maantaahe gaalkiyo wixii daba guclaba gulufka leefsiiya uga dhiga habeen geeriyeed gudaha ciideena ugunta oo jihaad geliya laabtiina geeridaaqbala eebahay wuu idin gacan siine)

mem_normal OFFLINE
Female
21 years old
london
United Kingdom

[ 114 ]

JOB: Student
SMOKE: No
ETHNICITY: Somali
MEMBER SINCE: 02/22/2007
STAR SIGN: Capricorn
LAST LOGIN: 11/20/2008 09:24:27
MY RATING: 9.40



waxaan ahay naftii hure neecow qabow iyo nimco iyo barwaaqiyo nabad lagu negaadiyo noloshaba iloowe nacasoow kumaysigayn nabarada qarsoon iyo nacab iga hadheyn iyo igu reebay naafada lama wadaagee nidar baan hore ugalay niyadeydu waa meel hadii aanan soo noqon calankeyga nuurow alahayow ku nabad geli nabar halista gaariyo naxdin iyo dhibaatiyo nimay talo u nagidahay midna uma naruureyn hadii nabad lawaayana dhankastaba ha noqote nacas igama libin helo naxariisna uma galo nidarbaan hore u galay niyadeydu waa meel hadii aanan soo noqon calankeyga nuurow alahayow ku nabad geli

islam4ever has 43 friend(s)


There are no blogs submitted!


There are no images submitted!

waxaan gudub uroornee wayahama gumaadnee kolba gaaska kaleynaba magarbaa anana waan gumdaadnaaa gumeysiga kuwana wa u gargaaraan gadoodii gar ilaa wayaamaha aan wada gubaadnooy kuwa aanan garahayn waxa aan ugubahayn wayanaha ugoogony ayaa gegida jooge magabaa anana waan gumaadnaa gumeysiga iyana waa u gargaaraan gadoodii gar ilaa wayaamaha aan wada gumaadnooy gayigaa nimuu dhacay guryahaan nimuu gubay gesiyaashii ciidu horey nooga goobtee magarbaa anana waan gumaadnaa gumeysiga kuwana waa u gargaaran gadoodii garaadkiinu ba anaa miyeydaan ka gubayn ama aydaan gadoodeyn raga gaaska kacaye giniyada la siistee godka lagu xaree xabashidu gubaayaan.

inagaa ka xoogbad inagaa ka xeel badan tolow waa cisiyo yaabe maxaa xanibayteenii waa xaal aduunyo xuma lagama waaye tolow waa cisiyo yaabe maxaa xanibayteenii xeerbaan ku daarshoo xaragaan ku doone tolow waa cisiyo yaabe maxaa xanibayteenii xumaanbaa igu raagtoo xornimaan u baahdee tolow waa xujiyo yaabe maxaa xanibayteenii hadeynaan isxaasidin xaqa aynu leenahay waayo lagu xoogen tolow waa xujiyo yaabe maxaa xanibayteenii nin dalkiisu dhacayn yahay duni kama baxaayo garaad kale ma yeesho dunidaba na raacee wadamada shisheeyu dacad uun ku taliyo daryeel aad u wacay iyo kuma haysto daawe umad yahay dadaaloo dareenkiina kiciyoo dabku shida xabashidab aan dawlad gaarnee dumarkiyo ciyaalkii daqaydiyo aqoon yahan daqayradi gumaysigay debadaha ula yaa ceen qori caaradii soo ku dagaala meysee waan in aan dad weynoow midnimada daryeela umad yahay dadaaloo dareenkiina kiciyo dabku shida waayamaha calankeena dabahkaa ee dunidana ka duubnaa mar bal aynu taagnee dumarkiyo rag wada kaca umadan yahay dadaaloo dareenkiina kiciyoo dab ku shida xabashida


VIEWING 41 - 45 OUT OF 124 COMMENTS

<< First  < Prev | Page:  4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | Next >  Last >>


1/1/2007 12:00:00


Copyright © 2002-2007 SomaliLife.com