|
بِسْمِ اللّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ inaan kuu adeegoo cadaw kaa illaalshaa ayahaada kataliyaa axdi kugumarayaa arligeygow
OFFLINE
|
|
|
Male
28 years old
muqdisho
Somalia
[ 43 ] |
| MY DETAILS |
| LAST LOGIN: |
08/06/2008 01:08:38 |
|
|
|
| ABOUT ME |
WAXAAN AAD UJECLAHAY DIINTEYDA DADKEYGA IYO
DALKEYGA
|
| TURN ON'S |
WAXAAN AHAY ADIGAA OGAAN DOONEE HANOQON SIDII
DUKIHII UHELAY CALAF CAANO BALSE NASIIB UYEELAN
WAAYEY INUU KUCABO CAANIHII HADALNA WAXAA UU
AMAANYAHAY INTA UU UURKA KUJIRO BALSE MAR HADDII
UU AFKA SOO DHAAFO UMADUU UDHAXEYAA
|
| TURN OFF'S |
waxaan ahay shaqsi mar waliba utaagan sidii uu
uheli lahaa caqli, aqoon,iyo xigmad anigoo waliba
karajo qaba inaan kadhaxlo kuwa usaaxiibka ah
intuba ee walaalaheyga soomaaliyeed
|
| HOBBIES |
waxaan aad udaneyaa inaan raacdo kutubada diinta
sida kitaabka qur aanka axaadiista axkaanta iyo
kuwa kutacluuqa cilmiga diinta sidookale inaan
waxbarshadeyda kagaaro guul aad uweyn si aan ugu
bad baadiyo aqoonteyda maadiga ah dalkeyga iyo
dadkeyga kuwaasoo maanta ubaahan bad baadin weyn
anigoo had iyo jeyr kadamqado dhibaatada aay
maanta kujiraan dadkeyga
|
| BOOKS |
QUR AANKA KARIIMKA IYO AXAADIISTA IYO AXKAAMTA
SIDOOKALE KUWA MAADIGA AH
|
| MY TOP FRIENDS |
suldaan_yare has 31 friend(s)
|
|
MY BLOGS
|
|
There are no blogs submitted!
|
|
|
MY GALLERY
|
|
There are no images submitted!
|
|
| MUSIC |
MABA DHAGEYSTO WAXAAN WACDI IYO QUR AAN AAN EHEYN
UGUMANA RAAXEYO NAFTEYDA WAXAAN KUWAASI AAN EHEYN
|
| MOVIES |
waxaan intabadan aan jeclahay inaan kuraaxeyso
aflaanta kusaleysan diinta sidookale kuwa siirada
rasuulkeyna (NNK)
|
VIEWING 1 - 5 OUT OF 35 COMMENTS
|