fadlan kudbi warqadaan waa cusigeeyka qofkastaba
udir walaal ka faa ii deeyso taarikhada n/n/k/h
marka aad aqrisato waxaad dareeme dulqaadka iyo
naxariista nabigena muxamed iyo jaceelka
asxaabtisa eey jeclaayen iyo sida ey oga
murugooden gaarida nabigeena muxamed c/s/w bal
nala akhri adigoo niyada siinayo si dagana u
akhrinayo shacuur taadana ku abuurayo cabsi ala
iyo dareen islaa nimo bi idni laaah Nebigu wuxuu
jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen
Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu horreeyay wuxuu ahaa
Madax-xanuun,habeenkii isniinta ee uu maalinkeeda
dhiman doono ayaa xanuunkiisii cuslaaday.
Sayid-Bilaal ayaa aadamay aadaankii salaadda subax
wuxuu istaagay albaabka guriga Nebiga, wuxuuna
yiri: (Assalamu caleyka yaa rasuululaahi) Faaduma
ayaa tiri: "Rasuulkii Illahey nafsadiisa ayuu ku
mashquulsan yahay, markii salaaddii cadaatay ayaa
Sayid-Bilaal soo laabtay, wuuna salaamay rasuulka
sidii hore oo kale, dhawaaqii Bilaal waxaa maqlay
rasuulka wuxuuna yiri: "soo gal Bilaal", waana soo
galay Bilaal isagoo ooyaya Rasuulkuna SCW wuxuu
yiri Bilaalow jiradii ayaa igu cuslaatay ee ha
tujiyo salaadda dadka Abuubakar Sadiiq. Bilaal waa
baxay isagoo madaxa gacmaha saaranaya, dhahayana
musiibo ayaa noo timid iyo ereyo kale oo la mid
ah. Masjidkii ay uu galay, wuxuuna Abuubakar ku
yiri "Nebigu wuxuu ku amrayaa inaad salaadda
tujiso" Abuubakar markii uu arkay mixraabkii uu
Nebigu NNKH istaagi jiray oo faaruq ah wuu hanan
waayay nafsaddiisa waana la miir daboolay waana
qeyliyay, muslimiintii oo dhanna wey qeyliyeen,
qeyladii ayuu maqlay Nebigu NNKH wuxuuna weydiiyay
gabadhiisa Faadumo wuxuuna yiri " Faadumoy waa
maxay hugunka iyo sawaxanka yeeraya?" waxay tiri
Faadumo "Muslimiintii ayaa qeylinaya markey ku
waayeen". Rasuulku wuxuu u yeeray Sayid Cali iyo
Fadal Bin Cabaas, weyna garba galeen waxeyna
geeyeen masajidkii salaaddii ayuuna ka baxshay
asxaabtii, salaaddii kaddib ayuu rasuulku NNKH la
dardaarmay asaxaabtii wuxuuna yiri: "Waxaan idiin
dardaarmayaa oo aan idinku sagootinayaa cabsida
Illahay iyo inaad adeecdaan oo aad amarkiisa
qaadataan anigu waan faaruqayaa (ka tagayaa)
adduunyada, maantana waa maalintii iigu dambaysay
adduunyada iiguna horreeysay Aakhiro". Intaa
kaddib Nebiga NNKH waxaa la geeyey gurigiisa,
Illahay ayaa u waxyooday Malakul-mowt wuxuuna
yiri: "Hoobo (u tag) xabiibkayga (kaan jeclaa)
Muxammad NNKH uguna tag suurad wanaagsan una
dhimri (naxariiso) marka aad ka qaadaysid nafta,
markii aad u tagtid idan weydii, haddii uu kuu
idmo u gal gurigga balse haddii uu kuu diido ha u
galin, kana soo laabo". Malakul-mowt wuxuu u tagay
Nabigeena Muxammad NNKH isagooo u eg nin reer
baadiye ah, wuxuuna yiri: "Assalamu calaykum ma
soo galaa?" Faadumo ayaa la hadashay oo tiri:
"Ninyahow rasuulkii Illahay wuxuu ku mashquulsan
yahay nafsadiisa"!! Malakul-mowt mar labaad ayuu
ku celiyey salaantii, waxaana maqlay
rasuulkii.Rasuulka NNKH ayaa Faaduma ku yiri: "Ma
garanaysaa ninka?". Faaduma waxay tiri: " Maya"
rasuulku wuxuu yiri: "waa ninka gooya
macaanyaalka, kala geeya (kala wada) dadka is
jecel, kharaabiya guryaha, camira Qubuurta, ilmaha
agoonteeya, naagahana garoobbo ka dhiga, waxaana
la yiraahdaa Malakul-mowt". Faaduma markay ogaatay
in ninku yahay malakul-mowt ayay ooysay, waxayna
tiri: " masiibo ayaa nagu dhacday, waxaana
dhimanaya rasuulkii Illahay ee ugu dambeeyey
ambiyada, waxaa naga go'ayaa wax'yigii samada ka
imaanayey, waxaan weyneynaa hadalkii rasuulkeena,
maanta kaddibna maqli mayno salaantii Aabahay.
Rasuulku wuxuu yiri: Faadumoy waxaad tahay qofka
ugu horreeya ee aan is haleeleyno (isla kulmeyno)"
wuxuu kaloo rasuulku yiri:" malakul'mowdow soo
gal" wuuna soo galay malakul'mowt, wuxuuna yiri.
"Assalamu calayka yaa rasuullulaah" rasuulkuna
wuxuu yiri "wacalaykum assalam yaa malakul-mowt,
ma waxaad iigu timid inaad i soo siyaarato mise
inaad iga qaado nafta?". Malakul-mowt wuxuu yiri:
"waxaan kuugu imid inaan ku soo siyaarto From:
shaafici_143 01/12/2008 07:50:49
|