Welcome Guest Login BOOKMARK US | HELP

   kowsan               
 


VIEWING 1 - 1 OUT OF 1 BLOGS.



kowsan
DATE: 05/19/2007 17:01:59 / MOOD: General

       ﻡﻴﺤﺭﻠﺍﻥﻤﺤﺮﻟﺍﷲﻢﺴﺒ

wallaalayaasha muslimiinta ahoowWarqadaan waxay ka timid sacuudi arabiya, waxayna usocotaa dadka islaamka ah oo raga iyo dumarka ah sheikh axmed daad oo ah illaaliyaha qabriga nabiga s.c.w. Waqti habeen ah markuu tukadey salaatu-layl ka dib nabigu nnkha waxuu yiri sheikh axmed daadow 6,000,000 oo qof ayaa dhimatey oo qof ka mid ah janada magalin sh. Axmed aad buu u baqay sababtoo ah dadkii islaamka ahaa oon raacin jidka nabiga nnkha darteed. Dumarka ma ogola inay raacaan ragooda markay wax faraan cawradoodana ma asturaan. Dadka maalqabeenka ah xoolahoodana masaakiinta islaamka ah inyar wax Kama siiyaan. Dadka xajka aadana ma tukadaan waqtikasta. Nabiga nnkha waxuu yiri sheikh axmed u sheeg dadka islaamka ah si ay u wariyaan una qaybiyaan warqadaan qofkii qaybiya oo badiya riyadooda ama niyadooda waxay ku qabtaan wey arki doonaan hadiin illaah idmo nabiga muxamed nnkha isaga iyo caruurtiisa jano ayay helayaan. Qofkii isagoo dayn qabo warqadaan badiya ka dibna dadka islaamka ah u qaybiya ilaahay baa ka saacidaaya inuu daynta iska bixiyo. Amiin sheikh axmed daad hadii waxa aan sheegaayo ey been yihiin illaahay iima naxariisto janadiisana ha iga dheereyo Muslimiinta oo dhan ha raaceen diinta islaamka waxay fareyso hana ka haran waxa ay ka reebeyso qaraabada iyo dadweynaha in ay isku naxariistaan ilaahay danbi dhaaf ha weediistaan isniin walbana ha soomaan qofkii warqadaan sodon koobi ka qora oo dadka islaamka ah uqeybiyo naxariis ilaah buu helayaa wax uusan waligii arkina wuu arkayaa warqadan yay noqon wax meel la iska dhigo qofkii muslim ah oo arkaa waa inuu badiyo oo uu muslimiinta gaarsiiyo nin la yiraahdo kitaabi warqadaan markuu arkey wuxuu u dhiibey gabar xoghayn u ah waxay ka qortay 29 koobi wayna qaybisay maalmo gudahood nasiib wanaag ayay heshay nin kale oola yiraahdo saima saimana warqadaan markuu arkay armaajo ayuu ku riday wuuna ku hilmaamay shaqadiisana waa laga eryey markuuse waayay shaqadiisa ayuu xasuustey warqadii ow 120 koobi ka sameyey warqadii. Shaqo tiisa ka fiicana wuu helay. Nin kale warqadaan markuu helay waxaan micno lahayn ayuu ka soo qaaday wuuna jeexjeexay isla maalmo gudahood ayuu ku geeriyoodey ninkii qora warqadaan cajiibka ah ilaahay ha idinka sawaabiyo xilka fiican aad gudaneysaan

Aamiin Aamiin Aamiin.



View Entry





Copyright © 2002-2007 SomaliLife.com