|
VIEWING 1 - 5 OUT OF 5 BLOGS.
cibratan liman yaqsha
DATE: 06/10/2008 14:49:47 / MOOD: General
Ale kacabso meel kastood joogto

|

|

|
Inkorgen
hadii aad haysato guri aad u hoyato, meel aad seexato, cunno
aad quudato, dhar aad huwato ogow dadka dunida oo dhan 75% adigaa ugu
hodansan
?lt;/div>
hadii aad
hanti jeebkaga ku haysato oo aad wax ku iibsan karto markii aad u baahato, ogow
dadka dunaida 8% adigaa ugu hodansan
.
hadii aad
saaka ku waabariisatey caafimaad, ogow nicmo weyn ayaad haysataa oo malaayiin
qof ayaa dunida xanuun waagu ugu baryey.
?lt;/font>
hadii
aadan qax iyo barakac ku jirin ama aadan xabsi dhexjiifin, ama aadan cadow kale
gacanta u galin ogow 500 milyan dunidan ku nool inaad ka fiican tahay
.
hadii aad salaada ku tukaneyso masjidka adigoona ka baqayn in laguu diido
ama lagu xidho ama lagu dilo ogow waa nimca ayna haysan 3 milyar oo muslimiinta
dunida?
.
hadii walidkaa kuu noolyihiin iyagoo aan kala tegein ama is furin waa
dhif inta kula mid ah?
.
hadii aad
farxad la qoslayso ogow in badan in ay murugo iyo naxdin ay ku
jiraan
hadii ay
fariintani ku soo gaartey oo aad akhrisey laba nimco ayaa haysataa tan hore waa
inaad nimcada xusuusatey tan labaad malayin badan oo dunida ku nool waxba ma
akhriyaan
ugu dambeyntii
waxaan ku dhihi lahaasi aad u noqoto dadka qofka ugu wanaagsanilaahay uga mahad sheego
nimcada faraha badan ee aan la koobi karincarabkaagu ha ahaado had iyo goor
mid ilaahay xusuustasalaad kastoo aad tukatana ha ilaawin inaad tidhaahdo
(ilaahow iigu kaalmee xusuustaada iyo ka mahad celinta nimcdaada iyo cibaadada
suuban)inaad walaalaha kalena xasuusiso nimcada alla iney gartaan kana mahad
celiyaan, maxaa yeeley is xasuusintu way
View Entry
geeridii Nabiga(s.a.w)
DATE: 06/10/2008 14:34:35 / MOOD: General
"Haddi lagu
waaraayo dunidan lagama qaadeen Khayrul Khalqil
Lah" Nebigu wuxuu jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen
Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun,habeenkii
isniinta ee uu maalinkeeda dhiman doono ayaa xanuunkiisii cuslaaday.
Sayid-Bilaal ayaa aadamay aadaankii salaadda subax wuxuu istaagay albaabka
guriga Nebiga, wuxuuna yiri: (Assalamu caleyka yaa rasuululaahi) Faaduma ayaa
tiri: "Rasuulkii Illahey nafsadiisa ayuu ku mashquulsan yahay, markii salaaddii
cadaatay ayaa Sayid-Bilaal soo laabtay, wuuna salaamay rasuulka sidii hore oo
kale, dhawaaqii Bilaal waxaa maqlay rasuulka wuxuuna yiri: "soo gal Bilaal",
waana soo galay Bilaal isagoo ooyaya Rasuulkuna SCW wuxuu yiri Bilaalow jiradii
ayaa igu cuslaatay ee ha tujiyo salaadda dadka Abuubakar Sadiiq. Bilaal waa
baxay isagoo madaxa gacmaha saaranaya, dhahayana musiibo ayaa noo timid iyo
ereyo kale oo la mid ah.Masjidkii ay uu galay, wuxuuna Abuubakar ku yiri
"Nebigu wuxuu ku amrayaa inaad salaadda tujiso" Abuubakar markii uu arkay
mixraabkii uu Nebigu NNKH istaagi jiray oo faaruq ah wuu hanan waayay
nafsaddiisa waana la miir daboolay waana qeyliyay, muslimiintii oo dhanna wey
qeyliyeen, qeyladii ayuu maqlay Nebigu NNKH wuxuuna weydiiyay gabadhiisa Faadumo
wuxuuna yiri " Faadumoy waa maxay hugunka iyo sawaxanka yeeraya?" waxay tiri
Faadumo "Muslimiintii ayaa qeylinaya markey ku waayeen". Rasuulku wuxuu u yeeray
Sayid Cali iyo Fadal Bin Cabaas, weyna garba galeen waxeyna geeyeen masajidkii
salaaddii ayuuna ka baxshay asxaabtii, salaaddii kaddib ayuu rasuulku NNKH la
dardaarmay asaxaabtii wuxuuna yiri: "Waxaan idiin dardaarmayaa oo aan idinku
sagootinayaa cabsida Illahay iyo inaad adeecdaan oo aad amarkiisa qaadataan
anigu waan faaruqayaa (ka tagayaa) adduunyada, maantana waa maalintii iigu
dambaysay adduunyada iiguna horreeysay Aakhiro".Intaa kaddib Nebiga NNKH
waxaa la geeyey gurigiisa, Illahay ayaa u waxyooday Malakul-mowt wuxuuna
yiri: "Hoobo (u tag) xabiibkayga (kaan jeclaa) Muxammad
NNKH uguna tag suurad wanaagsan una dhimri (naxariiso) marka aad ka qaadaysid
nafta, markii aad u tagtid idan weydii, haddii uu kuu idmo u gal gurigga balse
haddii uu kuu diido ha u galin, kana soo laabo".Malakul-mowt wuxuu u tagay
Nabigeena Muxammad NNKH isagooo u eg nin reer baadiye ah, wuxuuna yiri:
"Assalamu calaykum ma soo galaa?" Faadumo ayaa la hadashay oo tiri: "Ninyahow
rasuulkii Illahay wuxuu ku mashquulsan yahay nafsadiisa"!!Malakul-mowt
mar labaad ayuu ku celiyey salaantii, waxaana maqlay rasuulkii.Rasuulka NNKH
ayaa Faaduma ku yiri: "Ma garanaysaa ninka?". Faaduma waxay tiri: " Maya"
rasuulku wuxuu yiri: "waa ninka gooya macaanyaalka, kala geeya (kala wada) dadka
is jecel, kharaabiya guryaha, camira Qubuurta, ilmaha agoonteeya, naagahana
garoobbo ka dhiga, waxaana la yiraahdaa Malakul-mowt".Faaduma markay
ogaatay in ninku yahay malakul-mowt ayay ooysay, waxayna tiri: " masiibo ayaa
nagu dhacday, waxaana dhimanaya rasuulkii Illahay ee ugu dambeeyey ambiyada,
waxaa naga go'ayaa wax'yigii samada ka imaanayey, waxaan weyneynaa hadalkii
rasuulkeena, maanta kaddibna maqli mayno salaantii Aabahay.Rasuulku wuxuu
yiri: Faadumoy waxaad tahay qofka ugu horreeya ee aan is haleeleyno (isla
kulmeyno)" wuxuu kaloo rasuulku yiri:" malakul'mowdow soo gal" wuuna soo galay
malakul'mowt, wuxuuna yiri. "Assalamu calayka yaa rasuullulaah" rasuulkuna wuxuu
yiri "wacalaykum assalam yaa malakul-mowt, ma waxaad iigu timid inaad i soo
siyaarato mise inaad iga qaado nafta?". Malakul-mowt wuxuu yiri:
"waxaan kuugu imid inaan ku soo siyaarto kaana qaado nafta haddii aad ii idinto,
balse haddii aad ii idmi weyso waan iska laabanayaa! Rasuulku wuxuu yiri:
"malakul-mowdow xaggee uga soo tagtay malakul-jibriil. Malakul-mowt wuxuu
yiri:"waxaan uga soo tagay samada adduunyada", isla markiiba waxaa yimid
malakul-jibriil, wuxuuna fariistay Nebiga madaxiisa, wuxuuna rasuulku yiri:
"miyaadan ogayn in amarkii dhawaaday? Wuxuu yiri:"waan ogahay rasuulkii
Illaahayow".Rasuulku wuxuu yiri: " iigu bishaarey Illaahay agtiisa waxa ii
yaala oo karaama ah (wanaag ah)". Malakul-jibriil wuxuu yiri: "albaabada
samada waa la wada furay, malaa'igtii Illaahayna saf bay galeen iyagoo sugaya
ruuxdaada, albaabadii jannada waa la wada furay". Rasuulku wuxuu yiri: "iigu
bishaaree siday ahaan doontaa ummadaydu maalinta
Qiyaamaha?".Malakul-jibriil wuxuu yiri: "waxaan kuugu bishaaraynayaa
Illaahay inuu yiri: Jannada waan ka xarimay (u diiday) ambiyada illaa Nabi
Muxammad NNKH galo, sidoo kale jannada waan ka xarimay ummadaha Illaahay oo dhan
illaa ay ummadda Nabi Muxammad ka galaan".Rasuulkuna wuxuu yiri: "hadda ayuu
diib noqday (wanaagsanaaday) qalbigaygu, igana suushay murugtii".Rasuulku
wuxuu yiri: "malakul-mowdow ii soo dhowow". Malakul-mowt waa u soo dhawaaday
naftii ayuuna ka jiiday illaa ruuxdii ka soo gaarto xudunta.Rasuulku wuxuu yiri:
"maxaa darnaan badiyey xaraaradda (xanuunka) mowdka", wuxuu kaloo yiri:
"malakul-jibriilow ma waxaad dhibsatay fiirinta wijigayga?". Malakul-jibriil
wuxuu yiri " Illaahay xabiibkiisiyow yaa awood u leh inuu fiiriyo wajigaaga
adigoo sakaraadaya". Aanas Binu Maalik wuxuu yiri: " Nabigu markay naftu ka
baxaysay wuxuu lahaa: Waxaan idiin dardaarmayaa salaadda iyo wixii ay hanatay
(milkisay) gacmihiinu.Rasuulkii Illaahay waa geeriyooday maalin isniin ah ee
bisha rabiicul-awal ka mid ah, ama loo yaqaan mowliid. Haddii adduuniyo lagu
baaqi yeelayo qof, waxaa la dayn lahaa rasuulkii Illaahay:Rasuulka waxaa
mayray Sayid Cali, waxaa ku shushubayey biyaha fadal bin Cabaas iyo Usaama bin
Zayd, waana la karfanay, waana lagu tukaday, waxaana lagu duugay gurigiisii ee
qolka Caa'isha RC, habeen arbaco ah ayaana la duugay Suubanaha
NNKH.
Sirta noloshu ma aha xoog ee
waa xeelad
Balse Ilaahay ayaa garansiinta
iska leh &n bsp; &nb sp;

View Entry
a beatiful hadith
DATE: 06/10/2008 14:28:15 / MOOD: General
A Beautiful
Hadith
Rasulullah
(Sallallahu alaihe wasallam) said: 'When a man dies and his relatives are busy
in funeral, there stands an extremely handsome man by his head. When the dead
body is shrouded, that man gets in between the shroud and the chest of the
deceased.
When after
the burial, the people return home, 2 angels, Munkar and Nakeer(names of two
special Angels), come in the grave and try to separate this handsome man so that
they may be able to interrogate the dead man in privacy about his faith. But the
handsome man says, 'He is my companion, he is my friend. I will not leave him
alone in any case. If you are appointed for interrogation, do your job. I cannot
leave him until I get him admitted into Paradise
'.
Thereafter
he turns to his dead companion and says, 'I am the Qur'an, which you used to
read, sometimes in a loud voice and sometimes in a low voice. Do not worry.
After the interrogation of Munkar and Naker, you will have no grief.'
When
the interrogation is over, the handsome man arranges for him from Al-Mala'ul
A'laa (the angels in Heaven) silk bedding filled with musk.
Rasulullah
(Sallallahu alaihe wasallam) said: 'On the Day of Judgement, before Allah, no
other Intercessor will have a greater status than the Qur'an, neither a Prophet
nor an angel.'
Please
keep forwarding this 'Hadith' to all ....because
Rasulullah
(Sallallahu alaihe wasallam) said:
'Pass on
knowledge from me even if it is only one verse'.
May
Allah bestow this favour on all of us.
AMEEN
Assalamu
Alaikum We are praying
that the following message in the next seven days would reach at least FIVE
MILLION Muslims all over the world, Insha-Allah. Please forward this message
TODAY to your friends and relatives and earn abundant Rewards from Allah
Subhanahu watala. SAYINGS (HADITH) OF PROPHET MUHAMMAD (Sallallaahu
alaihi wa sallam) The one who disdains prayers (Salat) will receive
Fifteen punishments from Allah.. Six
punishme nts in this lifetime Three while dying Three in the grave &
Three on the Day of Judgment. THE SIX PUNISHMENTS OF LIFE
: 1.
Allah takes away blessings from his age (makes his life misfortunate) 2.
Allah does not accept his plea (Dua's) 3. Allah erases the features of good
people from his face. 4. He will be detested by all creatures on earth.
5. Allah does not reward him for his good deeds. (No thawab) 6. He will
not be included in the Dua's of good people. THE
THREE PUNISHMENTS WHILE DYING : 1. He
dies humiliated. 2. He dies hungry. 3. He dies thirsty. Even if he
drinks the water of all seas he will still be thirsty. THE
THREE PUNISHMENTS IN THE GRAVE : 1.
Allah tightens his grave until his chest ribs come over each other. 2. Allah
pours on him fire with embers. 3. Allah sets on him a snake called 'the
brave', 'the bold' which hits him from morning until afternoon for leaving Fajr
prayer, from the afternoon until Asr for leaving Dhuhr prayer and so on. With
each strike he sinks 70 yards under the ground. THE
THREE PUNISHMENTS ON THE DAY OF JUDGMENT : 1.
Allah sends who would accompany him to hell pulling him on the face. 2.
Allah gives him an angry look that makes the flesh of his face fall down. 3.
Allah judges him strictly and orders him to be thrown i n hell. Note: If you
get this copy, please make copies of it and distribute them among all Muslims.
You will be earning a Reward as well as helping to show your brother the Right
Path. May Allah give guidance to all of us. AAMEEN!!!!!!! ----------------------------------------------
THOSE
WHO DO NOT SAY THEIR PRAYERS OF: FAJR
: the glow
of their face is taken away. ZUHR
: the
blessing of their income is taken away. ASR : the
strength of their body is taken away. MAGHRIB
: they are
not benefited by their children. 'ISHA
: the peace
of their sleep is taken away. -------------------------------------------------
THE
HOLY QUR'AN: 'Say Your Prayers Before Prayers For You Are Said'.
View Entry
isra wal micraj
DATE: 06/10/2008 14:14:35 / MOOD: General
> الاسرة و المجتمع > اخفاء الصوره اظهار الصوره > الخبر السابق -
الخبر التالي > أخبري صديقة إطبعي أضيفي تعليقا > > أضف
لمقالاتي المفضلة > > تعديل حجم الخط : > قصيدة اعتذار للرسول
الكريم من الصور المشينة > بواسطة : صهيب يوسف > 06 آذار, 2008 | 3
تعليق > > هذا القصيدة اعتذار للرسول الكريم عليه افضل الصلوات
والتسليم من الصور المشينة التي رسمت ونشرت مرة اخرى :> منقولة للفائدة
للشاعر احمد مطر> يــا رســول الله عـــذرا قالـت الدنـمـارك كـفـرا>
قـد اســاءو حـيـن زادو في رصيد الكفـر فجـرا> حاكـهـا الاوبــاش لـيــلا و
استحلوا السب جهرا> حـاولـوا النـيـل و لـكـن قـد جـنـو ذلا و
خـسـرا> كـيـف للنـمـلـة تـرجــو أن تطـال النـجـم قــدرا> هل يعيب
الطهـر قـذف ممـن استرضـع خـمـرا> دولـــة نصـفـهـا شـــاذ ولـقـيـط جـــاء
عــهــرا> آه لـــو عـرفــوك حـقــا لاستهامـو فيـك دهــرا> سـيـرة
المـخـتـار نـــور كيف لـو يـدرون سطـرا> لـو درو مـن أنـت يـومـا
لاستـزادوا منـك عطـرا> قـطـرة مـنـك فـيــوض تستحق (العمر) شكرا>
يـا رســول الله نـحـري دون نحرك أنـت أحـرى> أنت في الأضـلاع حـي لم تمـت و
النـاس تتـرا> حبـك الـوردي يـسـري في حنايا النفـس نهـرا> أنت لـم
تحتـج دفاعـي أنت فـوق النـاس ذكـرا> ســيـــد للـمـرسـلـيـن رحمة جـاءت و
بشـرى> قــــــدوة لـلـعـالـمـيـن لو خبت لـم نجـن خيـرا> يــا
رســول الله عـــذرا قومنـا للصمـت أسـرى> نــدد الـمـغـوار مـنـهـم يـا
سـواد القـوم سكـرا> أي شـئ قــد دهـاهـم مـا لهـم يثنـون صـدرا ؟>
لـم يعـد للصمـت معنـا قـد رأيـت الصمـت وزرا> ملـت الأسـيـاف غـمـدا
ترتـجـي الآســاد ثـــأرا> إن حـيـيــنــا بـــهـــوان كان جوف الأرض
خيـرا> يـألــم الأحـــرار ســـب لــرســول الله ظــهــرا> و يـزيــد
الــجــرح أنــــا نسـكـب الآلام شـعــرا> فـمـتـى نـقــذف نــــارا تـدحـر
الأوغــاد دحـــرا> يـا جمـوع الكفـر مـهـلا إن بعـد العـسـر يـسـرا>
إن بعد العسر يسرا> احمد مطر> اقْبَل تستفيد و انشُر تُفيد>
طبعاً منقول للفائدة> وأخيراً> إذا أعجبك الموضوع فلا تقل
شكـراً> رحم الله من نقلها عني وجعلها بميزان حسناتكم> وقال اللهم
اغفر له ولوالديه ما تقدم من ذنبهم وما تأخر> وقِهم عذاب القبر وعذاب النار
و أدخلهم الفردوس الأعل ى> كما أرجو منكم ألا تنسونا من صالح دعائكم
View Entry
su'al is waydiin mudan
DATE: 06/10/2008 13:43:48 / MOOD: General

SU'AAL IS WEEYDIIN MUDAN WALAALAYAAL. *
* Hadad ogtahay walaal
inay noloshadii ka hartay hal maalin ooy maanta tahay maalintii ugu
dambaysay noloshada maxaad samyn lahayd walaal?>>
ma waxad ku dhamayn lahayd malinkaas salad iyo oohin iyo dambi dhaaf aad allah
ka waydiisanayso saladihii kaa tagay?>> mise waxad
booqan lahayd ama wici lahayd qarabadii aad goysay adigoo ugu marmarsiyoonaya
inaad mashquul ku ahayd noloshada iyo ?» mise waxad wada
tuurilahayd ood fogayn lahayd CDyada iyo tapeyada musiga ee aad ka buuxisay
kabdhkaga, mise waxad iska xidhi lahayd satelate TVga oowaxad usoo jeesayn
lahayd inaad akhriso ood dhagaysato qur'aankii aad iloowday noloshadii
oodhan?>> misa waxaad raali galin lahayd waalidka
aad ku caasisay ?>> ma wici lahayd qofkasta ood
gadashiisa wax ka Uri ama aad xumaysay mane u waydiin lahyd dambi dhaaf si alalh
kuugu dambi dhaafo adiga?Wuxuu yiri Allaah kr
ahaaye:" Ilaa markii ay
dhimashadu u timaaddo midkood(danbiilaha) wuxuu yiraahdaa Rabiyow dib ii celi si
aan u falo wanaag wixii aan uga soo tagey gadaal, MAY wax kale maahee waa kalmad
uu iska yiraahdo, gadaashoodna waa barsakh(xijaab) Ilaa maalinta la soo bixin
doon " (Almuminuun99,100)Hadaba.....
Walaal maad samysid camalkasta oo
wanagsan maanta sidii iyadoo maanta ay tahay maalinkii u dambaysay
noloshada.Allaah kor ahaye wuxuu yiri :
"Waxaad dhahda Nabiyow
addoomadayda ku xadgudbay naftoodow Ha ka Qouusanina Naxariista Eebe , Eeba
dhaafa Danbiyada dhamaantoode,waana dambi dhaaf badane naxariis badane" (suurat
alzumar,53)Walaal, haka
caajisin inaad walaaladaada kale u sii gudbiso, Allaah ayaad ajar kaga heli
doontaaye.( Qofkii qof kale khayr tusaa ajarkiisa oo
kale ayuu leeyahay).
View Entry
|