Welcome Guest Login or Signup BOOKMARK US | HELP

   sumayasomalia               
 


cibratan liman yaqsha

06/10/2008 14:49:47 / General

Ale kacabso meel kastood joogto G? till f?reg?ende meddelande | G? till n?sta meddelande | Ta bort | Inkorgen
hadii aad haysato guri aad u hoyato, meel aad seexato, cunno aad quudato, dhar aad huwato ogow dadka dunida oo dhan 75% adigaa ugu hodansan
?lt;/div>
hadii aad hanti jeebkaga ku haysato oo aad wax ku iibsan karto markii aad u baahato, ogow dadka dunaida 8% adigaa ugu hodansan
.
hadii aad saaka ku waabariisatey caafimaad, ogow nicmo weyn ayaad haysataa oo malaayiin qof ayaa dunida xanuun waagu ugu baryey.
?lt;/font>
hadii aadan qax iyo barakac ku jirin ama aadan xabsi dhexjiifin, ama aadan cadow kale gacanta u galin ogow 500 milyan dunidan ku nool inaad ka fiican tahay
.
hadii aad salaada ku tukaneyso masjidka adigoona ka baqayn in laguu diido ama lagu xidho ama lagu dilo ogow waa nimca ayna haysan 3 milyar oo muslimiinta dunida?
.
hadii walidkaa kuu noolyihiin iyagoo aan kala tegein ama is furin waa dhif inta kula mid ah?
.
hadii aad farxad la qoslayso ogow in badan in ay murugo iyo naxdin ay ku jiraan
hadii ay fariintani ku soo gaartey oo aad akhrisey laba nimco ayaa haysataa tan hore waa inaad nimcada xusuusatey tan labaad malayin badan oo dunida ku nool waxba ma akhriyaan


ugu dambeyntii waxaan ku dhihi lahaasi aad u noqoto dadka qofka ugu wanaagsanilaahay uga mahad sheego nimcada faraha badan ee aan la koobi karincarabkaagu ha ahaado had iyo goor mid ilaahay xusuustasalaad kastoo aad tukatana ha ilaawin inaad tidhaahdo (ilaahow iigu kaalmee xusuustaada iyo ka mahad celinta nimcdaada iyo cibaadada suuban)inaad walaalaha kalena xasuusiso nimcada alla iney gartaan kana mahad celiyaan, maxaa yeeley is xasuusintu way









1/1/2007 12:00:00





Copyright © 2002-2007 SomaliLife.com