Welcome Guest Login BOOKMARK US | HELP

MENU:    
 

Rate This Video:



VIDEO DETAILS

By:
Category:
Added: Wed.Dec.1969
Views: 1
Embed:






From: Nice_Kid
 Most people  don't understand so listen carefully tho. Please listen well. Nice songs wit gud meaning.


From: MO_101
Sxb Shaxsxaloow waa ku salaamay sxb {Moh'ed Caraale} xb Alaah u naxariisto waxoow dhintay 1991. marka saas ula soc waxaan ahay cuz kiisa sxb


From: kittycat

Farti iyo wadnaha wow wow !

 



From: shaxshaxlow
runtii heestaan waa hees aad u qiimo badan , fadlan u fiirso ereyada uu fanaanka isticmaalayo , runtii waa Asxan fanaan in kastoo aan waxba ka ogeen in uu noolyahay fanaankaan iyo in kale dadow qof war ka haayo majiraa Fanaanka CARAALE ?


From: shaxshaxlow
runtii heestaan waa hees aad u qiimo badan , fadlan u fiirso ereyada uu fanaanka isticmaalayo , runtii waa Asxan fanaan in kastoo aan waxba ka ogeen in uu noolyahay fanaankaan iyo in kale dadow qof war ka haayo majiraa Fanaanka CARAALE ?


From: abdikarim
this vidoen src="http://flash.revver.co m/player/1.0/player.swf" pluginspage="http://www.macromedia.co m/go/getflashplayer" scale="noScale" salign="TL" bgcolor="#000000" flashvars="mediaId=291174&affiliateId=67151&allowFullScreen=true" allowfullscreen="true" allowfullscreen="true" height="392"


From: NFT_URUN
nices song walhy


From: Garyaqaan

Yo Tony33 are somali if yes u need Dhaqancelling if not u don't understand wat he is talking about acually it is full of wisdom and poetry u digg



From: TONY33
So fucked up song ..waste of space … real talk .. but da singer seems talented 2 me . …


Hahahah jecel kulaha cadi iska dhiga!!

jaceelba ma rumeeysan tahay ma dhahdin horta!!

I dont believe in LOve.....

 



From: atoore

yo dynasty ......heesti waadba xafuday ..walahay ...jacayl ayaa ku gooyay ...is qabo walaal

 



From: ololstudio
Thanks Destiny..


 

 

 Waa Kana Qoralka Heestan :d

 

marbuu ku wanaajiyaa

waqtigu kuu hiiliyaa

walaalkii kaa dhigaa

sidii waqal kuu da'aa

weedhadana lagu qoslaa

dadkana tahey ruux la weyn

marbaad kala weecataa

waayuhu cadow kuu noqda

wacdiga aadmiga fartaa

marbuu wareer kuu dhalaa

adduunyooy waalaleey

adduunyooy waayo badan

warwareer badanaa ku idhiye

farta iyo wadnaha isku qabo

waxgaradiyo waayo arag

ruuxaan waanada ka maqal

wadeecana daris u dhigin

war diintana weersan ku og

adduunka waasac iyo

waayeer ceel aan gudheyn

in lagu waaraayo qabin

darxumo waagey kulmaan

wareegaay ma adigaa

waalee aadmigaa ku dila

adduunyooy waalaleey

adduunyooy waayo badan

warwareer badanaa ku idhiye

farta iyo wadnaha isku qabo

 










Copyright © 2002-2007 SomaliLife.com