waxan oran laha wala shay inaayan dheeg uu dhiigin dad kan laafaha qab yaaladu kaagaashay oo waxay doonan ku had laayaa waxa taahay fananad soo maaliyeed oo qaaliyaa xaasiid kaa hoose
laakiin waxaa igu daran dadkaan qabyaalada wali ku jirto coz qofka dhahaayo waa ma dhibaan ceeb he/she adiga isku mid ayaa tihiin sxb ceeb waxaas ha la iska dhaafo qabyaalada waxaa khaxootiga naga dhigay waa qabyaalada ilaa hada so dat is not good
Caaaaaaaaaadi Maaaaaaha Islaanto...waa Internations Singer...GoodAfterNoon Ku Lahayd kkkkkkkkkk Kila Maryaan.....Laaken may iska fadhiisato oo ay tukatoooooooo