|
waligaa isku day inaad ka shaqayso horimarinta diintaada iyo dalkaaga
OFFLINE
|
|
|
Male
19 years old
frågar mig
Sweden
[ 15 ] |
| MY DETAILS |
| LAST LOGIN: |
12/01/2008 04:42:41 |
|
|
|
| ABOUT ME |
waxan ahay qof jacel in uu diintiisa iyo dalkiisa
wax u qabto jacel diyaarna u ah
|
| TURN ON'S |
sideen wax ugu qaban karnaa diinteena,dadkayna iyo
dalkena?
aniga waxay ila tahay in aan diintena iyo dalkena
wax u qaban karno,islamarkaasna aan iska saarno
waajib,waxeyna fikradeyda tahay in wadada kaliyah
ee aan wax ugu qabankarno aaytahay marka hore
qabiilka anagoo ku badalno diinta maanata waxaa
xaqiiq ah haddii aan sidaa qabiilka ugu dhaganahay
aan ugu dhagi leheen kitaabka alle in aan guul
dhinac kasto ah gaarilaheyn lakiin dadkeeni sidee
qabiilka looga saari karaa qalbiyadooda waa su aal
da waayn oo jawaabteeda la isla fahmi la yahay
marka bulshad latilmaamayo ma ahan odayaasha iyo
caruurta ookaliyah ee waa dhalinyarada udub
dhaxaadka u ah bulshada marka hadii aan nahay
dhalinta dalkooda iyo diiintooda dhibaatada ay ku
jirto maxaa waajib ina saaran maanta?????
|
| HOBBIES |
waxaan jeclahay in aan naftayda iyo malkayaga u
huro diintayda iyo dalkayga waxaan ku rajo
waynahay in aan sida aan maanata ku sugunahay aaan
ka bixi doono hadaii ilahay yirahdo
|
| BOOKS |
kitaabka quraanka iyo taarikhyada
|
| MY TOP FRIENDS |
wanaagwade has 4 friend(s)
|
|
MY BLOGS
|
|
There are no blogs submitted!
|
|
|
MY GALLERY
|
|
There are no images submitted!
|
|
| MUSIC |
intabadan waxaan xiiseyaa suugaanta soomaaliyed
|
| MOVIES |
aniag ma jecli in aan daawado aflaanta intabadan
marka lagareebo kuwa gaar ah
|
VIEWING 1 - 5 OUT OF 13 COMMENTS
|